Guddoomiyaha Degmada Baraawe Aadan Cumar Madoobe oo la hadlay Radio warsan ayaa sheegay in Diyaarado Dagaal oo ah kuwa Duuliye la’aanta ah ay Duqeyeen Saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Meel aan sidaa uga Fogeyn Degmada Baraawe,waxaana uu xusay in la burburiyay Gaadiid Dagaal oo ay Al-shabaab lahaayeen.