Wasaarada Amniga Oo Natiijo Hordhac Ah Ka Soo Saartay Weerarkii Ka Dhacay Xamarweyne
Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaarada Amniga Soomaaliya oo Maanta Saxaafada la hadlayay ayaa soo saaray natiijo hordhac ah oo ka soo baxday toogashadii Arbacadii ka dhacday Isgoyska Fiya-Rooma ee Degmada Xamerweyne.
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xumuukada Federalka Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa soo saaray Go’aanadan :-
1-Waxaa xilalkii laga qaaday Taliyaasha Booliska iyo Nabad sugida ee Degmada Xamerweyne Xabsiga ayaana la dhigay.