2017
-
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo Degaan ka tirsan Degmada Buur-hakaba…
-
{WARSANRADIO}Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka Beeraha ee FAO ayaa markale ku baaqday in wax laga qabto Abaaraha ka jira wadamada Nigeria, Somalila, Sudan iyo Yemen, kuwaasi oo saameeyay dadka…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-General Gabre oo eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo
by Warsan Radio April 25, 2017{WARSANRADIO} Mid kamid ah saraakiisha ciidamada dalak Ethiopia General Gabre ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Maxamed CabdulahI Farmaajo inuu xushmeyn waayay ciidamada Ethiopia ee ku sugan dalka Soomaaliya. General Gabre ayaa…
-
WARARKA MAANTA
dhageyso:-Wafdi u hogaaminaayo wasiirka maaliyada maamulka hirshabeele ayaa soo gaaray magaaald beledeweyen
by Warsan Radio April 25, 2017Wafdi u hogaaminaayo wasiirka maaliyada maamulka hirshabeele ayaa soo gaaray magaaald beledeweyen dhageyso:-Wafdi u hogaaminaayo wasiirka maaliyada maamulka hirshabeele ayaa soo gaaray magaaald beledeweyen was last modified: April 25th, 2017…
-
WARARKA MAANTA
daawo sawiro- Kullan ay isugu imaadeen Gudiga qaban-qaabada Soo Dhaweynta madaxweynaha maamulka KGS
by Warsan Radio April 25, 2017Kullankan si weyn loo soo agaasimay,oo ay isugu imaadeen gudiga qaban-qaabada soo dhaweynta madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaliya & wafdiga uu hogaaminaay oo la filaayo inay dhawaan soogaaraan magaalada london…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Tani waa Dood Ku Luul ku Saabsan Dhulalka La’isku Haysto iyo kuwa La Boobo ee ku yaala Magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio April 25, 2017tani waa dood ku saabsan dhulalka la’isku haysto iyo kuwa la boobo ee ku yaala Magaalada Baydhabo. Daooda waxay dhex maraysaa Yaxye Isaaq Dheeroow oo ah u doode Bulshada Dulman…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Maamulka degmada Baladweyne ayaa sheegay in la musuq maasuqay raashin gar gaar ah
by Warsan Radio April 25, 2017Dhageyso: Maamulka degmada Baladweyne ayaa sheegay in la musuq maasuqay raashin gar gaar ah oo lagu talagay dadka aysaameysay abaarta ka jirta gobolka hiiraan, Dhageyso: Maamulka degmada Baladweyne ayaa sheegay…
-
WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
-
WARARKA MAANTA
Daawo Muqaalka magaalada Baydhabo Ka bilowdey iyadoo Kaashaneydo Hay’ada UNSAVE Talaalka Cudurka Jadeecada
by Warsan Radio April 24, 2017Cudurka Jadeecada Waxaa uu Kamid yahay 5 cudur ee Dilaaga Ah Wasaarada Caafimaadka ee Koonfur Galbeed oo Arimahas Kaduuleysa Waxaa Ay magaalada Baydhabo Ka bilowdey iyadoo Kaashaneydo Hay’ada UNSAVE Talaalka…
