Dhageyso: Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabeele ayaa booqday Isbitalka magaalada Baledweyne
2017
-
WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
-
WARARKA MAANTA
Daawo Video Dad Barakacyaal Ku Ahaa Magaalada Baydhabo Ayaa Maanta 300 Boqol oo ka Mid Ah Loo Qeybiyey Raashin Gargar Ah
by Warsan Radio April 6, 2017Beeraleydii ugu badneyd ee deganaa deegaanada maamulka koonfur galbeed oo abaarta sameysey barakacna ku ah Magaalada baydhabo ayaa maanta 300 boqol oo ka mid ah loo qeybiyey raashin gargar ah…
-
WARARKA MAANTA
Video Kulanka golaha wasiirada maamulka konfur galbeed somaliya oo Baydhabo Maanta Ka dhacay
by Warsan Radio April 6, 2017Kulanka golaha wasiirada maamulka konfur galbeed somaliya oo Baydhabo Maanta Ka dhacay isla Markaana Shir Gudoominaayey Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa waxaa lagu ansixiyey sharciyada dowladaha hoose https://www.youtube.com/watch?v=DRhyA3IA4xc Video…
-
WARARKA MAANTA
DEG DEG:-AKHRISO:-Maareeyaha Dekeda iyo Air Por-ka Muqdisho oo la magacaabay
by Warsan Radio April 6, 2017{WARSANRADIO} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow magacaabay Maareeyaha Dekeda iyo Air Por-ka Muqdisho iyo Taliye kuxigeenka NISA. Magacaabistan ayaa daba socota is bedelkii weynaa ee maanta…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-Taliyeyaasha Ciidamada xoogga dalka, Booliska iyo Nabadsugida oo xilalka laga qaaday
by Warsan Radio April 6, 2017{WARSANRADIO} Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay saddex ka mid ah Taliyeyaasha Ciidamada dowladda, iyadoo Madaxweynuhu isla maanta magacaabay Taliyeyaal ciidan. Xil ka qaadistan ayaa…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:- Meydadka Soomaalidii lagu laayay Yemen oo weli aan la aasin
by Warsan Radio April 6, 2017.{WARSANRADIO} Waxaa weli la aasin meydadka dadkii Soomaaliyed ee 17-kii Bishii March gantaal lagula dhuftay dalka Yemen, xilli dadkaasi ay saarnaayeen dooni ay rabeen inay ku tagaan dalka Sudan. Axmed…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa la kulmay maamulka gobolka hiiraan iyo qeybaha bulshada
by Warsan Radio April 6, 2017Dhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa la kulmay maamulka gobolka hiiraan iyo qeybaha bulshada Dhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa la kulmay maamulka gobolka hiiraan iyo qeybaha bulshada…
-
WARARKA MAANTA
Dhegeyso: Wafdi uu hogaaminayay madaxweyne kuxigenka maamulka Hirshabelle ayay magaalada beledweyne .
by Warsan Radio April 5, 2017Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe iyo wafdi u hogaaminayo ayaa soo gaaray Magalaada Baladweyne ee Xaruunta gobolka Hiiraan. wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah wasiiro iyo xildhibaano…
-
WARARKA MAANTA
Deeq ka timid Muslimiinta Kanada iyo Mareykanka oo Raashin loogu Qeybiyey Dadka ku soo Barakacay Baardheere(Sawwiro+Dhageyso)
by Warsan Radio April 4, 2017Deeq lacageed oo ay iska soo uruuruiyeen dad muslimiin ah ah oo ku kala nool dalalka Kanada iyo Mareykanka ayaa maanta waxaa raashin gargaar ah loogu qeybiyey Boqolaal qoys oo…
