{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan
March 2018
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee GobolkaHiiraan ayaa Manta La Horkeenay
by Warsan Radio March 25, 2018Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee GobolkaHiiraan ayaa Manta La Horkeenay,
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Maalinta wacyingelinta cudurka qaaxada oo lagu qabtay Baydhabo.
by Warsan Radio March 25, 2018Wasaaradda caafimaadka dowlada KGS ayaa maanta xustay maalinta caalamiga ah ee cudurka qaaxada, taasoo sanad walba ku beegan marka la gaaro 24 bisha maarso. Mas’uuliyiinta wasaaradda caafimaadka oo ka hadlayay munaasabad…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xukuumadda Soomaaliya oo ugu baaqday dowladaha Carabta inay dib Safaaradahooda uga furtaan Muqdisho
by Warsan Radio March 24, 2018{WARSANRADIO}Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu hambalyeysay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta sanad-guurada 73aad ee aas aaska Ururkaas oo ku beegneyd 22-kii bishan. Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la aas aasay sanadkii…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Taabit Cabdi oo sheegay in shacabka Muqdisho aaney mudneyd in dhaanto siyaasadeed lagu dul ciyaaro
by Warsan Radio March 23, 2018{WARSANRADIO} Allaha u naxariisto dhaman intii ku dhimatay qaraxii shalay ee agagaarka hotel Weheliye iyo dadkii waxyeeladu ka soo gaartay dabkii ka kacay Degmada Yaaqshid iyo shacabkii dawada ku sumoobay, sidoo…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro;-Maalinta Biyaha Aduunka oo ku beegan 22 Marso 2018 waxaa sanad kasta maanta oo kale laga xusaa aduunka oo dhan gaar ahaan Gobalada dalkeena Soomaaliya.
by Warsan Radio March 22, 2018{WARSANRADIO}Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Kamid Magaalooyinka sida weyn Looga Xusay Maalinta Biyaha Aduunka Iyadoona Munaasabada ay Soo Qaban Qaabisey Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sidoo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Hoggaamiyeyaashii Al-Shabaab ee Gobolada Baay iyo Gedo oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya
by Warsan Radio March 22, 2018{WARSANRADIO}Hoggaamiyeyaashii Al-Shabaab ee Gobolada Baay iyo Gedo ayaa la sheegay inay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda Soomaaliya, iyagoo ku dhawaaqay inay isaga baxeen Al-Shabaab, wixii hadda ka dambeeya la dagaalami…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso : Xildhiban Idiris C/Taqtar oo Mooshinka Jawaari Ka hadlay.
by Warsan Radio March 22, 2018{WARSANRADIO} Isqab qabsigii Xildhibaanada Baarlamaanka soomaliya oo dib u bilaawday iyagoo u kala jabey laba garab kuwo taageersan Gudoomiyaha Baarlamanka difaacayana Mooshina Laga Wado iyo kuwo Mooshin ka wada Gudoonka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo dhex dhexaad maka yahay khilaafka Baarlamaanka iyo Xukuumadda
by Warsan Radio March 20, 2018{WARSANRADIO}Tan iyo markii uu soo baxay khilaaf hareeyay xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee ka dhashay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa dalka u muuqdaa mid galay qalalaase siyaasadeed oo…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso : Xildhibaanad Raabaca Sheekh Nuurow oo Mooshinka Jawaarey Ka hadashey
by Warsan Radio March 20, 2018{WARSANRADIO} Waxaa Sii xoogeysanaya Khilaafka u Dhaxeeya xildhibaanada Baarlamaanka soomaliya iyagoo u kala jabey laba garab kuwo taageersan Gudoomiyaha Baarlamanka difaacayana Mooshina Laga Wado iyo kuwo Mooshin ka wada Gudoonka…

