{WARSANRADIO} Hadalkan ayuu Gudoomiyaha ka yiri xafladdii lagu caleema saararyay mar uu khudbad ka jeediniyay.
May 2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro :- Xafladd Caleemo saar Godomiyaha Golamaha Shacabka oo Maanta La caleemo saaray
by Warsan Radio May 10, 2018{WARSANRADIO} Xafladda caleemo saarka gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Max’ed Mursal Sheekh ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, ayadoo ay ka qeybgaleen madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo, xubno ka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddiga CaawinQaran oo ku dhawaaqay cadadka lacagaha loogu deeqay ciyaartooyda 17 jirrada Somalia
by Warsan Radio May 10, 2018{WARSANRADIO}Guddiga CaawinQaran oo ah koox wariyaal oo iskood isu abaabulay ayaa lacago dhiiri galin ah u aruuriyay ciyaartooyda 17 jirrada Somalia oo kaalinta labbaad ka galay ciyaariyihii 17 jirrada ee…
-
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa qarax Miino oo galabta ka dhacay degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan Aargada Muuri. Wariyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Gaar Ahaana Degmda…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Kor Meerey Xarunta Dhexe ee Hawada .
by Warsan Radio May 9, 2018Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee maamulka hawada Soomaaliya, si uu ugu kuur galo howlaha muhiimka ah ee xaruntaasi ay u…
-
Cabdulaahi Cali Watiin waa Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, dhawaanahan waxaa uu Safar Shaqo ugu maqnaa Dalka Jabaan ee uu kaga qaybgalay Shir uu soo agaasimay bangiga aduunka oo ay kaqayb galayeen…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka DF oo Markab taagan Badweynta kula kulmay Wafdi ka Socda Midowga Yurub
by Warsan Radio May 9, 2018{WARSANRADIO}Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya Muddane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) )ayaa maanta booqday markab ay leeyihiin ciidamada Talyaaniga ee qaybta ka ah howlgalka Atlanta ee Midowga yurub ,…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Donald Trump oo ku dhowaaqay in dalkiisu uu ka baxay heshiis Niyukliyerka oo Iran
by Warsan Radio May 8, 2018{WARSANRADIO}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay in dowladiisu ay ka baxday heshiis lala galay sanadkii 2015 wadanka Iran kaasoo ku saabsanaa horumarinta barnaamijka Niyukliyerka. Trump ayaa saxiixay ka bixitaan…
-
WARARKA MAANTA
Somalia calls for international cooperation to stop illegal charcoal trade
by Warsan Radio May 7, 2018Mogadishu, 7 May 2018 – At the opening of a two-day, UN-supported conference on charcoal in Mogadishu, the Federal Government of Somalia has called for international, African and Gulf States…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Deeq la gaarsiiyay shacabka ay fatahaaddu saameeysay ee qeybo ka tirsan gobolka Gedo
by Warsan Radio May 6, 2018{WARSANRADIO}Wafdigan oo uu horkacayay raysul wasaare kuxigeenka dalka Mudane Mahdi Max’ed Guuleed ayaa markii uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Baardheere, waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka…

