Baydhabo Somaliya-{WMN}Xildhibaano,Wasiiro Odayaasha dhaqanka Ururada haweenka,Dhalinyarada iyo barbaarta gaashaaman ayaa maant kawada qaybqaatay soo dhawayntii loo sameeyay Madaxweynaha KGS Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka soo noqday shirkii madaxda Maamul Goboleedyada ugu soo dhamaaday Kismaayo.
Madaxweynaha yaa garoonka diyaaradaha ilaa madaxtooyada lug ku tegay, iyadoo dhinacyada horay iyo gadaal ka socdaan Xildhibaano,Wasiiro iyo bulshada garoonka ku soo dhaweysay.