DAAWO: MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO KA HADLEY DACWADII AY DOWLADA FARMAAJO KA GUDBISEY DOWLADA IMAARAADKA IYO DP WORLD
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
DAAWO: MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO KA HADLEY DACWADII AY DOWLADA FARMAAJO KA GUDBISEY DOWLADA IMAARAADKA IYO DP WORLD
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
{WARSANRADIO} Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa. Guddoomiyaha oo goor dhaw warbaahinta la hadlay…
Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada warsanradio.com ayaa sheegaya in Xiisada ka dhex taagan Golaha shacabka oo ay dabada ka riixeyso Xukuumadda Soomaaliya uu si fudud ku xalin karo Madaxweynaha…
Degmada Rabdhuure Waxey Katirsan Tahay Gobolka Bakool Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya 2016 Ayaa Waxey Gacanta U Gashey Kooxda Nolal Iyo Nabad Diidka Maleeshiyada Al Shabaab Kadib Markii Ay Iskaga Baxeen…
[WARSANRADIO} Kulankaan oo lagu qabtay magaalada Baydhabo waxaa kasooqeebgalay Xildhibaano katirsankgs aqoonyahano malaaqyo iyo kuwo katirsan bulsha weenta reebaydhabo Ayaa waxaa looga hadlay hanaan ka Dastoorka sidii loo dardar gelini…
{WARSANRADIO} Xildhibaano labo u kala jaban ayaa bari laga yaabaa iney ku kulmaan guriga Golaha Shacabka ee Muqdisho , walaac xoogan ayey arrintaan ka muujinayaan shacabka Soomaalidu meel walba oo…
{WARSANRADIO}Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari uu yahay mid wali sharci ah oo aan burin Wasiir Xoosh ayaa sheegay…
{WARSANRADIO}Dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ay wadaan Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa ka soconaya magaalada Muqdisho, iyadoo uu sii xoogeystay is mari waaga ka taagan Mooshinkii laga keenay Guddoomiye…
{WARSANRADIO}Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo la baxay Guddiga Badbaadada Golaha Shacabka ayaa caawa ku dhawaaqay inuu buray mooshinkii kalsooni kala noqoshada laga keenay Guddoomiye Jawaari, kaasoo ka dhashay qalalaase…
{WARSANRADIO}Intii dhawaanahanba ah waxaa jiray wisiisi ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Gobolka Gedo galay. Dhiiladaas waxay sii laba kaclaysay kolkii dawladda Kenya bilowday inay hirgeliso derbi ay ku sheegtay inay ka…