Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi farmaajo ayaa kor meer ku tagay xeryaha ciidamada Xooga dalka ee Kuyaal Duleedka Mgaalada Muqdisho halkaas uu ku lahadlay qaar ka mid ah Ciidamada ku jiray Xeryahaas.Madaxweye farnaajo ayaa tagay xeradaBangala ee ciidanka Xooga dalka halkaas oo uu madaxweynuhu uu kormeeray qeybaha ay ka koobantahay xeradaas.Madaxweynaaha JFS Maxmaed C/laahi farmaajo ayaa sidoo kale kormeer ku tagay xerada Ciidamada ee Generaal dhaga badan halkaas oo uu tababar uga socdo Ciidamo kala duwan.Faraamajo ayaa qudbad kooban uu jeediyey ciidamada tababarkas ku jira waxa uu ku dhiri galiyey difaaca dalkooda.
2018
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-Guddiga Dib u fiirin iyo La socodka Dastuurka ee Baarlamaanka oo kalsoonida kala noqday Wasiir Xoosh
by Warsan Radio March 5, 2018{WARSANRADIO}Guddiga Dib u eegista iyo La socodka Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa qoraal ay u gudbiyeen madaxda sare ee dalka waxa ay ku sheegeen in ay oo kalsoonida kala noqdeen Wasiirka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Akhriso:-Ururka Horomarinta Haweenka Waamo oo Waxbarasho lacag la,aan ah siiyey Haweenka Danyarta ah ee ku dhaqan Baardheere.
by Warsan Radio March 4, 2018{WARSANRADIO} Ku dhowaad ilaa 287 dumar ah oo ku kala nool Xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Baardheere iyo weliba Xeryaha Barakacayaasha ah ayaa ka faa,ideysanaya fursado waxbarasho lacag la,aan…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo Heshiis Horumarinta beeraha kala saxiixday.
by Warsan Radio March 4, 2018{WARSANRADIO}Munaasabadan oo ku saabsaneyd mid Mashaariic horumarineed ay ku kala saxixanayeen Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka iyo Hay”adda Horumarinta dalka Turkiga ee TiKA ayaa ujeedada tahay wax ka qabadashada biya xireenada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageys:-PROFF. MAXAMED CALI KALAAY AYAA WAX LAGA XUMAADO KU TILMAAMAY IN GUDOOMIYE KU XIGEENKA 2AAD
by Warsan Radio March 4, 2018PROFF. MAXAMED CALI KALAAY AYAA WAX LAGA XUMAADO KU TILMAAMAY IN GUDOOMIYE KU XIGEENKA 2AAD EE B.F.S UU BEEGSADO DASTUURKA KOOFUR GALBEED IYADOO LAGA WEECANAYO DOWLAD GOBOLEEDYADA KALE. Waxaa uu…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-GUDOOMIYAHA DEGMADA BAYDHABO OO KA WARBIXIYAY SAFARKII UU KU TEGAY MAGAALADA KUALALAMPOOR EE WADANKA MALAYSIYA
by Warsan Radio March 4, 2018GUDOOMIYAHA DEGMADA BAYDHABO OO KA WARBIXIYAY SAFARKII UU KU TEGAY MAGAALADA KUALALAMPOOR EE WADANKA MALAYSIYA Mr. Cabdulaahu Cali Watiin oo ah Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Baydhabo oo Shalay…
-
WARARKA MAANTA
Dhageys:-WASIIRKA DASTUURKA K.G.S AYAA KA JAWAABAY HADALKII KA SOO YEERAY MAHAD CABDALLE CAWAD.
by Warsan Radio March 4, 2018WASIIRKA DASTUURKA K.G.S AYAA KA JAWAABAY HADALKII KA SOO YEERAY MAHAD CABDALLE CAWAD. Hadalka wasiirka ayaa ahaa mid ka jawaabayay gefkii ka dhacay Xildhibaan Mahad cawad kaasoo uu ku sheegay…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Haweenka ka shaqeeya Nadaafada Baardheere oo Nolol maal meed kooda ka soo saarta Qalabka Shaqada
by Warsan Radio March 2, 2018{WARSANRADIO}Haweenkani oo gaaraya ilaa 20 ruux ayaa todobaadkiiba waxay ka shaqeeyaan nadaafada guud ee degmada ,halka ilaa afarta maal mood ee kalena ay ku shaqeystaan gaari dameerada si nolosha qoysaskooda…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-SHIL BAABUUR OO GEYSTAY DHIMASHO IYO DHAAWAC OO GALABTAN KA DHACAY INTA U DHAXAYSA DEEYNUUNAAY IYO BAYDHABO
by Warsan Radio March 1, 2018SHIL BAABUUR OO GEYSTAY DHIMASHO IYO DHAAWAC OO GALABTAN KA DHACAY INTA U DHAXAYSA DEEYNUUNAAY IYO BAYDHABO. HOOS KA DHAGEYSO CODKA DHAGEYSO:-SHIL BAABUUR OO GEYSTAY DHIMASHO IYO DHAAWAC OO GALABTAN…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-TALIYAHA CIIDAMADA ILAALADA WADOOYINKA GOBOLKA BAAY OO SHEEGAY IN UGU YARAAN
by Warsan Radio March 1, 2018TALIYAHA CIIDAMADA ILAALADA WADOOYINKA GOBOLKA BAAY OO SHEEGAY IN UGU YARAAN SAGAAL SHIL AY KA DHACDA GUDAHA MAGAALADA BAYDHO KUWAASOO U BADAN SHILAL AY GEYSTAAN MOOTO BAJAAJKA. HOOS KA DHAGEYSO…
