{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye C/lahi Aadan (Jeceelaw) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Jecelaw] Dhageeysi wanaagsan
2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay canshuur lagu soo rogay ganacsatada
by Warsan Radio February 5, 2018{WAESANRADIO}Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha canshuur qaadista sanadkii tegay iyo kan hadda iyo qaabka cusub…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+ Sawirro:-Ururka Samalka URDO oo Baardheere Tababar ugu Qabtey Haweenka ka shaqeeya NadaafadaUrurka
by Warsan Radio February 5, 2018{WARSANRADIO}Samafalka Wadaniga ah URDO ee fadhigiisu yahay degmada Baardheere ayaa maanta waxaa uu tababar ku Saabsan Nadaafada ugu Qabtey xaruntooda haween gaaraya ilaa 20 kuwaasi oo ka shaqeeya nadaafada deegaanka muddo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Sanbaloolshe in la aamusiyo ayuu rabaa (Faallo Xasaasi ah)
by Warsan Radio February 3, 2018{WARSANRADIO} Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeystay hadaladda ka imaanaya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Dad badan ayaa ku tilmaamay inuu isu rogay mucaarad…
-
TAFSIIRKA SH XASAN GAABWARARKA MAANTA
DHAGEYSO: CASHARKII 30AAD EE TAFSIIRKA QUR’AANKA KARIIMKA EE SH. XASAN GAAB
by Warsan Radio February 2, 2018AQRISTAYAASHA KU XIRAN SHABAKADA WARARKA WARSAN RADIO WAXAAN IDIN SOO GUDBINEYNAA CASHARKA TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA EE QEYBTA 30AAD OO AF-MAAY AH. Casharka Tafsiirka oo ah mid taxane ah waxaa soo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Ururka Midowga Afrika oo ku tilmaamay dhaarintii Odinga mid aan la aqbali Karin
by Warsan Radio February 2, 2018Akhriso:-Ururka Midowga Afrika ayaa dhaleeceeyay dhaarintii taageerayaasha xisbiga NASA ay u dhaariyeen xilka madaxtinimo ee Dalka Kenya hoggaamiyahooda Railla Odinga 30-kii January ee Sanadkan. Guddoomiyaha golaha midowga Afrika Moussa Faki…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Canshuur kordhin aan adeeg kordhin waddan (wasiir Bayle iyo dadka reer Muqdisho)
by Warsan Radio February 2, 2018{WARSANRADIO}Cabdiraxmaan Bayle wasiirka maaliyadda ee Dowladda Somalia wuxuu wali wadaa inuu kordhiyo canshuurta lagga qaaddo dadka ku nool hal-magaalo (Muqdisho), horta immisa magaallo ayuu wasiir u yahay ?. Dadka caasimadda…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO VIDEO WAFTI KA SOCDA DALKA TALYAANIGA SOO GAARAY MAGAALADDA BAYDHABO
by Warsan Radio February 1, 2018DAAWO WAFTI KA SOCDA DALKA TALYAANIGA OO SOO GAARAY MAGAALADDA BAYDHABO EE GABALKA BAY HOOS KA DAAWO MUQAALKA WEFTIGA DAAWO VIDEO WAFTI KA SOCDA DALKA TALYAANIGA SOO GAARAY MAGAALADDA BAYDHABO…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO VIDEO XAFLAD LAGU SOO DHOWEEYNAAYEY GUD GOBOLKA BANAADIR YARIISOW OO BEERTA NABADDA KA DHACDEY
by Warsan Radio February 1, 2018munaasabad sihersare loso agasimay ujeedkeeduna ahaa sodhawaynta gudomiyaha cusub gobolka ayaa lagu qabtay xarunta beerta nabada ee dag waabari ee gobolka banadir FF Cabdiraxmaan Cabdulaahi maxamed deelaal DAAWO VIDEO XAFLAD…
-
WARARKA MAANTA
Dhageeyso:-WAA BARNAAMISH CUSU OO LOOGU MAGAC DARAY BARNAAMISKA “ILLY WARSANGH”. NIILY ARAGHY.
by Warsan Radio February 1, 2018{WARSANBAIDOA}Waa barnaamish ka hadlaya dhamaan dhacdooyinka ku asalaysan Nolosha Bani’aadamka Waxaa uu ka baxaa Idaacadda Warsan habeenka Arbacada Khamiista ay soo Galayso saacadda markeey ku beegantahay Tobanka habeenimo wuxuuna hawada…
