Waxaa la soo gababeeyay shirkii Golaha Amniga Qaranka ee u dhaxeeyay Madaxda dowladda Federaalka, maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyadoo shirka laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob.
2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Shir looga hadlayo arrimaha socdaalka dalalka ku mideysan IGAD oo ka furmay Muqdisho
by Warsan Radio February 11, 2018{WARSANRADIO}Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya dowladda Federaalka, Wakiilo ka socda maamul goboleedyada, Safiirada dalalka IGAD ku mideysan ee ku sugan…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Odoyaal iyo Waxgarad ku sugan Garbahaarey oo Cabasho ka muujiyey dhib ka taagan Nin lagu diley Garbahaarey.
by Warsan Radio February 8, 2018Odoyaal iyo waxgarad ku sugan Garbahaarey ayaa ka Cabanaya Maamulka Jubbaland oo xal ka gaari waayey Nin Muruqmaal ahaa oo ku dhintey Gacanta Ciidamada Jubbaland ee ku sugan degmada Garbahaarey…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO BARNAAMISH CUSUBAA OO LOOGU MAGAC DARAY BARNAAMISKA ISHA WARSAN RADIO QIIBTII 2AAD CAWA IYO DALMAR
by Warsan Radio February 8, 2018Waa barnaamish ka hadlaya dhamaan dhacdooyinka ku asalaysan Nolosha Bani’aadamka Waxaa uu ka baxaa Idaacadda Warsan habeenka Arbacada Khamiista ay soo Galayso saacadda markeey ku beegantahay Tobanka habeenimo wuxuuna hawada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawirro:- Ra’isul Wasaare Kheyre oo maanta Shir guddoomiyey Shirka Amniga Qaranka.
by Warsan Radio February 7, 2018{WARSANRADIOBAIDOA}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada. Waxaa ka qeyb galay…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Weerar ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso
by Warsan Radio February 6, 2018{WARSANRADIO}Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar culus oo caawa ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso kaddib markii ay Al-shabaab weerareen saldhig ciidan. Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in…
-
WARARKA MAANTA
Video Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka
by Warsan Radio February 6, 2018Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Shirka Golaha Amniga Qaranka oo noqonaya midkii 6-aad oo Goluhu yeesho…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka
by Warsan Radio February 6, 2018Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta oo Talaado ah si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne Farmaajo ayaa shirka guddoominayey…
-
{WARSANBAIDOA} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA IDIN SOO GARSII NEYSA Shukri Ismaaciil Shukri {Bidhaan}
-
WARARKA MAANTA
DAAWO VIDEO:-DEG DEG ANSAXINTA SHAQAALAHA RAYIDKA IYO WASAARADA SHAQADA DOWLADA KGS
by Warsan Radio February 6, 2018DAAWO DEG DEG ANSAXINTA SHAQAALAHA RAYIDKA IYO WASAARADA SHAQADA DOWLAD GOBALEED KA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAAWO VIDEO:-DEG DEG ANSAXINTA SHAQAALAHA RAYIDKA IYO WASAARADA SHAQADA DOWLADA…
