Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan
February 2019
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Mohamed lafta –gareen ayaa Maanta shir Gudoomiyey Shirkii ugu horeyay Ee Gollaha wasiirada Cusub Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya ,
by Warsan Radio February 28, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Mohamed lafta –gareen ayaa Maanta shir Gudoomiyey Shirkii ugu horeyay Ee Gollaha wasiirada Cusub Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Dood ku saabsan shaqa la,aanta dhalinta Baydhabo.
by Warsan Radio February 28, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Dooda ku saabsan shaqa la,aanta dhalinyarada koonfur galbeed iyo qaabka shaqaaleysiinta gudiga shaqaalaha rayidka koonfur galbeed waxaa soo qaban qaabisey hay,adda Tubta Nabada Soomaaliyeed oo inta badan ka shaqeysa…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: February 27th, 2019 by…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Maxkamad ku taal dalka Malta oo xukuntay Muwaadin Soomaali ah
by Warsan Radio February 27, 2019Baydhabo Soomaaliya {WMN}-dalkaas qaxootinimo ku joogo hal sano oo xarig ah iyo ganaax dhan labo kun oo Yuro ah kadib markii ay ku heshay dambi ah inuu isku dayay inuu…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wasiirada Cusub Ee Kg Oo Boqol Labaatan Iyo Sedax Cod Oo Lagu Ansixiyay
by Warsan Radio February 27, 2019Baydhabo Soomaaliya{WMN}-Kala fadhigii 7 aad kulankiisa 2 aad oo maanta ay yesheen xildhibaanada dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa lagu ansixiyay wasiiradii dhwaan uu soo magacaabay madaxweynaha koonfur galbeed…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye C/rishiid Rashka . DHAGEYSO : BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: February 26th,…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO BEESHA HUBEER EE DIGIL IYO MIRIFLE OO MAANTA KA SOO HORJEESTAY DOORATEY SHALEY MALAAQA GUUD EE BEESHA
by Warsan Radio February 26, 2019BEESHA HUBEER EE DIGIL IYO MIRIFLE OO MAANTA KA SOO HORJEESTAY DOORATEY SHALEY MALAAQA GUUD EE BEESHA. HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAAWO BEESHA HUBEER EE DIGIL IYO MIRIFLE OO MAANTA…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Madaxweyne Deni oo Ka Hadlay Kufsi iyo Dil Loo Geystay Gabar 12 Jir Ah
by Warsan Radio February 26, 2019Daawo Madaxweyne Deni oo Ka Hadlay Kufsi iyo Dil Loo Geystay Gabar 12 Jir Ah. HOOS KA DAAWO MUQAALKA Daawo Madaxweyne Deni oo Ka Hadlay Kufsi iyo Dil Loo Geystay…

