Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
February 2019
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Kolfadhigii 7aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta ka furmay Magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio February 25, 2019Baydhabo Somaliya {WMN}-Kolfadhigan 7aad ayaa waxaa ka soo qayb galay xildhibaanada KGS, Odayaasha dhaqanka, saraakill ka socotay AMISOM, UNSOM iyo siyaasiyiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda furitaanka…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: February 24th, 2019 by…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Xadgudubka IMO iyo go’aankii ururka Suxufiyiinta Koonfur Galbeed (Warbixin)
by Warsan Radio February 23, 2019BAYDHABO{WMN}-Waxay gaareen heer ay qabtaan wax ay ugu yeereen dood wadaag bulshada rayidka ah qaybo ka socda ay ka soo qaygaleen taasoo ah mid kaliya lagu xalaalaysanayo dhaqaalaha deeq bixiyayaasha…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho
by Warsan Radio February 23, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Kooxo hubeysan ayaa goor dhow ku dilay Muqdisho Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore ayaa lagu dilay meel ku…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Dahagayso+Akhriso+Sawiro:-Xuska maalinta Afka hooyo oo lagu qabtay Baydhabo.
by Ateera February 21, 2019Sanadwalba 21-febuary guud ahaan waxaa laga xusaa dalka oo dhan maalinta caalamiga ah ee afka hooyo,Magaalada Baydhabo ayaa qeyb ka ah magaalooyinka dalka ee xuska maalintan uu ka dhacay. Akdeemiyad…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: February 20th, 2019 by…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed cabdicasiis Lafta Gareen oo booqday Kaydka Daawawada wasaaradda Caafimaadka iyo Cisbitaal guud ee magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio February 20, 2019Baydhabo Somaliya[WMN}-Halkani waa kaydka daawaada wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed, waxaa booqanaya madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehliyaan qaar ka tirsan golihiisa wasiirada, waxaa uu warbixin ka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Hor Jooge Katirsanaa Kooxda Al Shabaab Oo Lagu Dilay Inta Udhaxeysa Xudur Iyo Tiyeeglow
by ATEERA February 19, 2019Xudur(WMN) Saraakiisha ciidamada xooga dalka soomaaliya ee kuwooda kusugan degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa xaqiijiyeen howlgalo ay kafuliyeen degaano ay u dhaxeyaan degmooyinka xudur iyo tiyeeglow oo ay…

