Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
February 2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Dowlada Qatar oo malaayin doolar ku bixineysa dhismaha wadooyinka Muqdisho,Afgooye iyo Jowhar.
by Warsan Radio February 18, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay bilaabashada mashruuc lagu dhisayo waddooyinka xiriiriya Muqdisho,Afgooye iyo Jowhar. Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo shirkad laga leeyahay dalka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Shacabka Tiyeeglow Oo Dalbadey In Degaankooda Dib Loogu Celiyo
by ATEERA February 18, 2019Tiyeeglow(WMN)Labo sano iyo bar waxay barkac ay ku yihiin degmada xudur ee xarunta gobolka bakool shacabkii kasoo barakacay degmada tiyeeglow oo 90 KM ujirta degmada xudur kadib markii ay kabaxeen…
-
WARARKA MAANTA
KULANKA WADATASHIGA QORSHAHA HORMARINTA QARANKA QEYBTIISA 9AAD OO BAYDHABO KA FURMAY.
by Ateera February 17, 2019Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka qeyb galey daahfurka qorshaha horumarinta qaranka Sagaalaad kaas oo kulan lagu daah furayay lagu qabtay xarunta KMG ah…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Qorshaha shirka horumarinta oo Magaalada Baydhabo ka furmay
by Warsan Radio February 17, 2019Baydhabo{WMN}-Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka qeyb galey daahfurka qorshaha horumarinta qaranka Sagaalaad kaas oo kulan lagu daah furayay lagu qabtay xarunta KMG ah…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: February 16th, 2019 by…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowlada Kenya oo xiriirka diblumaasi u jartay dowlada Soomaaliya
by Warsan Radio February 16, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Dowlada Kenya ayaa dib ugu yeertay safiirkeedii dalka Soomaaliya iyadoo sidoo kale ku amartay safiirka dowlada Soomaaliya uga wakiilka ah dalka Kenya inuu ka baxo dalka Kenya. Warkan oo…
-
WARARKA MAANTA
Aqriso: Warbixin Kusaabsan Xaalada Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay
by Ateera February 15, 2019Diinsoor(WMN) Degmada diinsoor waxay ka mid tahay degmooyinka katirsan gobolka baay ee koonfur galbeed soomaaliya’ waxayna kamid tahay degmooyinka xiligaani ugodoonsan kooxda al shabaab oo dhibaato kuhayaan dadka ku nool…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: February 14th, 2019 by…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Gudoomiyaha Degmada Beydhabo oo ka wareysanay Xaalada Baydhabo Xiligii loo magacaabay ilaa iyo hada waxa u qabtay
by Warsan Radio February 14, 2019Baydhabo{WMN}-Baydhabo oo ah xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed waxaa ku nool qiyaastii dad kor u dhaafaya tiradooda 900,000 oo qof,iyadoo ay dulsaar ku yihiin 247,00 oo qoys oo degan…

