2019
-
WARARKA MAANTA
Wargeys TURKISH ah oo sheegay in Imaaradka ay ‘fuliyeen’ qaraxii Ex-Control
by ATEERA December 30, 2019Ankara(WMN)_Wargaysys kasoo baxa dalka Turkiga ayaa daabacay in qaraxii 28-ka bishan ka dhacay Ex-kontorool Afgooye ay ka dambeyso dawladda Imaaraatka Carabta, oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda hawlaha ay dawladda Turkigu…
-
WARARKA MAANTA
Fiqi: “Warqadda yaabka ka muuqdo ee NISA waxaa iiga soo baxay 4 qodob”
by ATEERA December 30, 2019Muqdisho(WMN)_Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor-yimid warbixin kasoo baxday Hey’adda NISA, taasoo lagu sheegay in dal shisheeyey uu lahaa qorshaha qaraxii sabtidii ka…
-
Muqdisho(WMN)_Waxaa furmay kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee golaha aqalka sare BFS Ajandaha waxa uu ahaa aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka xeerka Saxaafada. Fadhigga waxaa ku sugan Wasiir…
-
WARARKA MAANTA
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna maye oo dowladda turkiga Ugu Mahadceliyey Sida Mar walba ay ula garab taaganyihiin Ummada Soomaaliyeed.
by ATEERA December 30, 2019Baydhabo(WMN)_Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wafdi ka socoda Dowladda Turkiga oo Baydhabo soo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Booliska Hirshabelle oo muddo kooban hawada ka saaray Radio Jowhar, xireyna wariye
by Warsan Radio December 30, 2019MUQDISHO, Soomaaliya, 29 Disember, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa falka sharci darrada ah ee muddada kooban hawada looga saaray Radio Jowhar iyo xarigga wariye u shaqeynayay idaacadda…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul WasaareKhayre oo Booqday Xarunta Gurmadka Degdegga Ah Iyo Isbitaalka Erdoğan
by Warsan Radio December 29, 2019Muqdisho, Axad, Deseembar 29, 2019— Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday xarunta gurmadka degdegga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu gurmanayo dadkii waxyeelladu kasoo gaartay…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman (Maleele) Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last…







