Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
2019
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Australia iyo New Zealand oo laga soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2020
by ATEERA December 31, 2019Dalalka Australia iyo New Zealand ayaa soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2020 iyadoo sanadkana uu ku soo beegmay iyadoo dab xooggan uu ku dhuftay deegaano ka mid ah dalka Australia.…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Gole Deegaan Oo Loo Samaynayo Degmada Diinsoor
by ATEERA December 31, 2019Diinsoor(WMN)_Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa ka hadlay xaladda guud ee degmada Diinsoor ee gobolka Baay isaga oo sheegay in ay wadaan qorshe maamul loogu…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Wareysi: Hay’adihii gar gaarka siin jireen shacabka degmada waajid oo hakad galay.
by ATEERA December 31, 2019Waajid(WMN)_Waxaa lagu wargaliyay dadka danyarta ah ee ku nool degmada waajid ee gobolka bakool iyo boqolaal kale oo barkac ku ah degmada in ay hakadeen sanadkaan sii dhamanayaa hay’adihii ay…
-
WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada qarixii ka dhacay Ex-Control Afgooye.
by ATEERA December 31, 2019#Xigasho: Mustaqbalradio.net Al-Shabaab ayaa ku dhowaad 72 Saacadood kadib waxey sheegatay mas’uuliyada Ismiidaamintii ka dhacday Isgoyska mashquulka badan ee Ex-Control Afgooye ee Galbeedka magaalada Muqdisho. Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud…
-
WARARKA MAANTA
Sawirro: Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga caasimadda.
by ATEERA December 31, 2019Muqdisho(WMN)_Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta Amniga Caasimadda Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddoomiyaha…
-
Boosaaso(WMN)_Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa waxaa ay xalay Magaalada Boosaaso ka sameeyeen howlgallo lagu burburinayey Goobaha Ganacsi oo dadka qaar sida Sharci darrada ah uga dhisteen hareeraha wadooyinka qaar ee…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ayax baabi’iyay beero ku yaalla deegaanka Geedweyne ee gobolka gedo
by Warsan Radio December 30, 2019Sodomeeyo dhul-beereed ah oo ku yaalla deegaanka geedweyne ee Gobolka Gedo ayuu ayax baabi’iyay dhul beereed iyo dhul daaqsimeed balaaran, isagoo khasaaro lixaad leh u gaystay wax-soo-saarkii beeraha ee deegaankaasi.…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-31kun oo Caruur ah oo laga talaalayo Cudurada Dabeysha iyo jadeecada ee degmada Baardherere ee Gobolka Gedo.
by Warsan Radio December 30, 2019in ka badan ilaa 31kun oo Caruur ah oo ku nool xaafaha Baardheere iyo xeryaha barakacayaasha ayaa la bilaabay in laga talaalo Cudurada Dabeysha iyo jadeecada ,iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyeyna…

