Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Laaxin Dhageysi wanaagsan
2019
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
by Warsan Radio September 16, 2019Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kulan la qaatay wakiillada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya, ayaa xog ka siisay socdaalkiisii Galmudug iyo Koonfur Galbeed iyo dhanka…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur Banooda Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Deegaanka KGS. Oo Xilkiisa lawereegay
by Warsan Radio September 16, 2019Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Wasiiro ka tirsan KGS ayaa ka qeyb galay Munaasabada isugu jirtey Soo Dhoweyn iyo Xil Wareejin oo loo sameeyey agaasimaha cusub ee wasaarada deegaanka iyo duurjoogta KG Isaaq Maxamuud…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Doland Trump oo ku hanjabay dagaal laguqado Iiraan “Qoryaheena waa cabbeysan yihiin”
by Warsan Radio September 16, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay qoryahooda cabeysteen ayna diyaar yihiin inay ka jawaabaan weerarkii lagu qaaday mid ka mid ah goobaha ugu weyn…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowladda Federaalka oo ku guuleysatay in la joojiyo dhismaha saldhigii Militari ee Imaaraadka ka dhisayay Berbera
by Warsan Radio September 15, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Imaaraadka Carabta ayaa muddo ku howlaneyddhismaha saldhig Ciidan oo ay ka dhiseyso Magaalada Xeebta ah ee Berbera, iyadoo cuskaneysa heshiis ay la gashay maamulka Somaliland. Dowladda Federaalka Soomaaliya…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur Banooda Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
-
WARARKA MAANTA
On International Day, UN Envoy Highlights Democracy’s Special Relevance in Somalia’s Transformation
by Warsan Radio September 15, 2019Mogadishu, 15 September 2019 – On the occasion of the International Day of Democracy, the United Nations envoy to Somalia today highlighted its special relevance as the country prepares for its…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xildhibaano iyo Senataro loo diiday ilaaladii gaarka u ahayd
by Warsan Radio September 15, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Senatarada Aqalka Sare ayaa laga qaaday ilaaladoodii kadib markii taliska ciidamada xoogga dalka ay u yeereen. Senator Nuura Faarax Jaamac oo…

