Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Marka
by Warsan Radio September 14, 2019Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Koonfur Galbeed, wasiirro, xildhibaanno, mas’uuliyiinta gobalka Shabeellada Hoose iyo dadweyne kale ayaa Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, si heer…
-
WARARKA MAANTA
FAAH FAAHIN LAGA HELAAYO WEERAR LAGU DILEY AJAANIIB ALSHAAB AH OO SOOMAALIYA KU SUGNAA.
by Warsan Radio September 14, 2019Wararka ka imaanaya gobolada Jubada dhexe iyo shabeelaha hoose ayaa sheegaya in duqeymo ka dhaceen sida ay xaqiijinayaan goobjoogayaal kusugan halkaasi. Ilo wareedyo kala duwan oo ku sugan degmooyinka jilib…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday Mareykanka oo aqoonsigiisa laga guddoomay
by Warsan Radio September 13, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday dalka Mareykanka Amb. Cali Shariif Axmed ayaa laga guddoomay nuqul ka mid ah waraaqadihiisa aqoonsiga, kaddib muddo bilo ah oo uu sugayay.…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Kulan La Qaatay Haweenka Koonfur Galbeed
by Warsan Radio September 12, 2019Baydhabo, Bay, Khamiis, September 12, 2019-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo magaalada Baydhabo kulan kula qaatay qaar kamid ah haweenka Koonfur Galbeed, ayaa ku boorriyay…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur Banooda Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
-
WARARKA MAANTA
SIRDOONKA SOOMAALIYA OO BILAABEY ADEEGSIGA TECHNOLOGY-YADA CASTIGA AH
by Warsan Radio September 12, 2019Hay’ada Nabad Sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ayaa laga dareemayaa dib u kabasho xoogan iyo horumaro lataaban karo. Hay’ada NISA ayaa lasheegey in ay hada Gaartey xeerkii ugu wanaagsaneyd wixii…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Baydhabo Ku Qaabilay Safiirka Jarmalka Ee Soomaaliya
by Warsan Radio September 12, 2019Baydhabo, Bay, Khamiis, September 12, 2019—-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan kula qaatay safiirka Jarmalka ee Soomaaliya, Annet Gunter oo booqasho ku timid magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Baydhabo Kula Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socota Qaramada Midoobay Iyo Bangiga Adduunka
by Warsan Radio September 12, 2019Baydhabo, Bay, Khamiis, September 12, 2019—Ra’iiusul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabishan arrimaha bini’aadninimada, Mark Lowcock,…

