Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
2019
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Isbitaalka Xudur Iyo Guriga Martida
by Warsan Radio September 11, 2019Xudur, Bakool, Arbaco, September 11, 2019—-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ka dhagax dhigay dhismayaasha Isbitaalka guud ee Xudur…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Doorasho qof iyo codkiisa kama dhici karto Dalka (Dood wadaag)
by Warsan Radio September 9, 2019Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Dooddan oo ay soo qaban qaabisay Idaacadda Warsan Baydhabo, ayaa waxaa ka qayb galay Xog-hayaha Guud ee Dalladda Ururada Bulshada rayidka ah Cali Cabdulaahi Cali iyo Wakiil Goboleedka Dalada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Doorashooyinka iyo sharciyadda qaabka ay u dhacayso iyo aragtida Bulshada KGS
by Warsan Radio September 9, 2019Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-waxaa socota aragti aruurin ku aadan qaabka ay udhici doonto doorashooyinka qaranka ee lafilayo in ay ka dhacaan guud ahaan dalka marka lagaaro sanadka 2021 ka oo ah xiliga …
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magaalada Beydhabo Ku Booqday Ciidamo Booliis Ah Oo Tababar Ku Jira
by Warsan Radio September 9, 2019Baydhabo, Isniin, September 09, 2019—-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay 415 Aaskar Booliis ah oo tababar uga socdo magalaada Beydhabo, loona…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Yeeshay Ururrada Dhallinyada Magaalada Beydhabo
by Warsan Radio September 8, 2019Baydhabo, Axad, September 08, 2019—-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa beer ku taallada duleedka magaalada Beydhabo, kula kulmay ururrada dhallinyarada ee ka jira caasimadda kumeel gaarka…
-
WARARKA MAANTA
RW Kheyre Oo Lacag Badan Ku Wareejiyay Bahda Isboortiga Koonfur Galbeed
by Warsan Radio September 8, 2019Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ku wareejiyay 150,000 Doolar oo lagu horumarinayo garoonka ciyaaraha Dr. Abuub ee magaalada Beydhabo. Garoonka ciyaaraha…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ra’isul wasaare Kheyre oo kulamo kala duwan kula yeeshay madaxda iyo Odayaasha dhaqanka KGS.
by Warsan Radio September 8, 2019Baydhabo Somaliya-{WMN}-Ra’isul wasaaraha DFS, Xasan Cali Kheyre oo shalay soo gaaray Baydhabo, ayaa wada kulamo goono gooni ah oo uu la yeelanayo mas’uuliyiinta iyo bulshada qaybaheeda kala duwan si uu…

