Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa]
2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Doorashada Jubbaland oo la sheegay in ay ku dhicidonto Xiliga loo qorsheeyay
by Warsan Radio August 18, 2019Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Jubbaland la qaban doono waqtigii la qorsheeyay oo aan dib loo dhigi doonin, kaddib warqad loo diray Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Xildhibaan Maxamed C/qaadir Cade oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada Warsan ayaa kawar bixiyey xalada Degmada diinsoor.
by Warsan Radio August 17, 2019Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Xildhibaan Maxamed C/qaadir Cade oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada Warsan ayaa kawar bixiyey xalada Degmada diinsoor ee Gobolka Baay isagoona sheegay in aysan gorgorton ka galaynin maaamulka degmada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Gudigii dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka koonfur galbeed magaacay oo soo bandhigay hordhaca baaritaanka dilalkii ka dhacay Baydhawa 9kii bishan.
by Warsan Radio August 17, 2019Baydhabo Somaliya-{WMN}-Gudigagan dhowaan Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu u xil saarey baaritaanka dilalkii Baydhabo ka dhacay sagaalkii bishan ayaa maanta shir jaraa,id uu ku qabtay Magaalada Baydhabo…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: War murtiyeed Ka soo baxay Shirkii Boostada iyo Isgaarsiinta Dalka .
by Ateera August 16, 2019shirkan oo looga arinsanaayey tayeenta iyo taakuleynta adeega isgaarsiinta dalka oo maalmahan ka socodey magaalada baydhabo ayaa waxaa gabagabafiisa ka sooqeybgaley gudoomiyaha golaha wakiilada koonfur galbeed waxaa sidookale goobjoog ahaa…
-
aydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga bogan doontaan Wareysiyo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Soona Jeedin doono Wariye C/Rashiid Rashka Cabdi Dhageysi Wacan . DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray oo soo jeedin doono Wariye Maxamuud Cali
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-gudigga nabad geliyada Koonfur Galbeed,waxay soo saareen amar ku aadan in qof askari oo dharka ciidanka wadan hub ku dhax sidan Karin Gudaha Magaalada Baydhabo
by Warsan Radio August 15, 2019Baydhabo Soomaaliya{WMN}-Wuxuu ahaa kulan u dhaxeeyey hogaamiyaasha Amaanka koonfur Galbeed u xilsaaran ee la yiraahdo gudigga nabad geliyada Koonfur Galbeed,waxay soo saareen amar ku aadan in qof askari oo dharka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo
by Warsan Radio August 15, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo wada dadaaladii u dambeeyay ee xal looga gaarayo xiisada siyaasadeed…
