Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray oo soo jeedin doono Wariye Maxamuud Cali .
2019
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: Xoghayaha Gudiga Amniga iyo Xuduudaha KGS oo Ka hadley Dagaalka Awdheegle .
by Ateera August 14, 2019Weerar Ku bilowdey Gaadiid Wax yaabaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa saakey lagu Qaadey Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose . Qaraxyada Waxaa xigey Dagaal toos ah oo alshabaab ay…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xildhibaanada cusub ee Jubaland ayaa waxaa warsaxaafadeed kasoo saaray Xisbiyada Wadajir,Himilo,iyo UPD
by Warsan Radio August 13, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Xisbiyada Wadajir, Himilo Qaran iyo Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kuwaasoo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Akhriso:-Kontan sano kadib Fanaanta Arlaadi oo helay xarun ay ku howlgalaan.
by Warsan Radio August 13, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Inta la ogyahay taariikhda dhow tan iyo markii ay dhalatay xoriyaddii Soomaaliya sanadkii 1960kii waa markii ugu horaysay ee Fannaaniinta KGS ay helaan xarun ay ku hoowlgalaan, isugu yimaadeen,…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-waxaa manta Baydhabo kafurmay Shir wada-tashi oo ay qabatay Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta federaalka iyo dawlad-goboleedyada
by Warsan Radio August 13, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dawlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed. Shirkan oo…
-
Wefdigaan maanta soo gaarey magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay waxaa horkacayey wasiirka wasaarada boostada, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada DFS cabdi canshuur cali. Waxaana magaalada baydhabo siweyn uga soo dhoweeyey xubno…
-
Maalinta Dhalinyarada Aduunka oo ku Beegan 12 Ogust ayaa laga Xusey Guud ahaan Magaalooyinka Koonfur Galbeed, Magaalada Baydhowa oo ah Xaruunta KMG ah ee KGS ayaa kamid ah Goobaha lagu…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeena Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray C/lahi Nuur Waxaana soo Jeedin doona Maxamed Nuur Maxamed C/lahi . DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. was last modified: August 11th,…
