Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni Fidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa]
2019
-
nta la xaqiijiyay 5 qof ayaa dhimatay ka dib markii Koox hubeysan ay weerar ku qaadeen dad Shacab ah oo ku sugnaa Suuqa Kaawo Godey ee degmada Wadajir. Ku dhawaad…
-
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo maanta ka qayb galay xuska maalinta dhirta Soomaaliyeed, ayaa daah furay olole qorshihiisu yahay in lagu beero…
-
Alan García Madaxweynihii hore ee dalka Peru ayaa geeriyooday ka dib markii uu istoogtay xilli ay booliska ay isku dayeen in ay kasoo xiraan gurigiisa ka dib markii lagu helay …
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Aqoonsiga ka gudoomey Safiiro Cusub.
by Ateera April 17, 2019Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha cusub ee Boqortooyada Baxrayn iyo Dowladda Burundi ay usoo magacaabeen Soomaaliya. Labadaan safiir ayaa waxaa…
-
WARARKA MAANTA
War Murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wasaaradaha Boostada.
by Ateera April 17, 2019Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gaba-gaboobey Kulanka Wadatashiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WBIT) ee heer federal iyo Wasaaraddaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowlad-goboleedyada, kaasoo ka socday magaalada Muqdisho intii…
-
WARARKA MAANTA
Booliska Soomaaliya oo ka hadley Qaraxyadii ka Dhacay Muqdisho .
by Ateera April 17, 2019Mudo hadda laga joogo in ka badan hal saac ayaa qarax loo adeegsaday gaari waxa uu ka dhacay afaafka hore ee Maqaayad ku taalla agagaarka Saldhiga degmada Waaberi ee Gobolkan…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Cabdi kariin [Jakarta] waxaa soo jeedin dono Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: April…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO :+SAWIRO =KULAN LOOGA HADLAYEY ISKU XIRKA HAY’ADAHA IYO DHISMAHA DOWLADAHA HOOSE OO BAYDHABO KA DHACAY .
by Ateera April 16, 2019Shirka Isku Xirka Hay’adaha Ku Lug Leh Dowladaha Hoose Iyo Xasilinta Ee Koonfur Galbeed Ayaa Maanta Ka dhacay Magaalada Baydhabo . Kulanka Waxaa Ka qeyb galey Wasiirka Arimaha gudaha KGS…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Soo jeedintii Bilaal Hilaal . DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO…
