Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa]
February 2020
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo maanta saxiixay Sharciga Baatroolka dalka
by Admin February 8, 2020Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ay soo dhammeystireen hannaankii sharci ee kaga aaddanaa dhaqan galkiisa. Madaxweynaha ayaa tilmaamay…
-
WARARKA MAANTA
Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Jordan
by Admin February 8, 2020Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Jordan February 8, 2020 Facebook Twitter Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa …
-
WARARKA MAANTA
Shiinaha: Carro iyo murugo ka dhalatay markii uu geeriyooday dhaqtarkii dadweynaha uga digay Coronavirus
by Admin February 8, 2020Li Wenliang, oo ah dhakhtar caafimaad isla markaana ka mid ahaa sideeddii qof ee ugu horreeyay ee dadweynaha uga diga cudurka coronavirus-ka, ayaa u dhintay xalay fiidkii cudurkaas, taasoo dhalisay…
-
Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis la isu furayo hawada labada dal si loo sahlo ganacsiga labada dal, iyo sidoo kale isku socodka bulshada. Maxamed Cabdulaahi Salad Wasiirka…
-
Cudurka Coronovirus oo ka dilaacay dhowr toddobaad kahor dalka Shiinaha ayaa tirada dadka u dhintey ay gaareen 560 ruux,halka uu soo ritey cudurku dad gaaraya 28,000 ruux. Illaa lixdan malyan…
-
WARARKA MAANTA
Wafdi ka socoday qaramada Madoobey oo maanta soo gaarey Magalada Baydhabo
by Admin February 6, 2020Wasiirka Wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka KG Mudane Maxamed Xuseen Xasan ayaa shir Gudoomiyey kulan u dhaxeeyey qaar ka mid ah wasiirada dowlad gobaleedka KGS iyo hay’adaha ka shaqeeya mashruuca dhismaha…
-
WARARKA MAANTA
Kenya oo soo bandhigtay Tirada dadka ku dhintay Weeraradii Alshabaab ee 2019
by Admin February 6, 2020Hay’adda lagu magacaabo Xarunta Xuquuqda Aadanaha iyo Daraasaadka Siyaasadda ee (The Centre for Human Rights and Policy Studies (Chrips) ayaa Warbixin cusub oo ay soo saartay lagu sheegay inay 83…
-
WARARKA MAANTA
Jubbaland oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Nabadoon ka tirsanaa Alshabaab
by Admin February 6, 2020Ciidanka ammaanka Degmadda Af-madoow ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegeen in uu isku soo dhiibay Ugaas Maxamed Macallin Muxumed oo loo yaqaan Maadeey oo saameyn ku dhex lahaa…

