Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan Waxaana Soo Jeedinaya Wariye Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
April 2020
-
CIYAARAHA
Madaxii xiriirka dibedda ee xiriirka kubadda Koleyga Soomaaliyeed oo geeriyooday
by Admin April 28, 2020Cayaaryahankii hore ee Kubadda Koleyga Soomaaliya, Baana Abdulle Ali ayaa isniintii xalay ku dhintay London, isagoo u geeriyooday COVID-19. Waa cayaaryahankii labaad ee Soomaaliyeed ee ugu dhinta cudurkaan isbitaal ku…
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ka hadlay daadadkii ku rogmaday Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Gargaar ee Puntland, kuwaasi oo ka dhashay roobab mahiigaan ah oo halkaas…
-
English news
SW state establishes quarantine centre for COVID 19 suspected cases
by Admin April 28, 2020Authorities in Southwest state of Somalia have unveiled new health facility to quarantine suspected COVID 19 cases in Baidoa, the administrative capital of the state. The inauguration ceremony was attended…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Daadadkii Ku Rogmaday Qardho
by Admin April 28, 2020Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho ayaa ku baaqay in wadajir loogu…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Khalifa Haftar Oo Sheegtay Inuu Yahay Madaxweynaha Liibya
by Admin April 28, 2020Jeneral-ka fallaagada ah ee dalka Libya Khalifa Haftar ayaa Isniintii ku dhowaaqay inuu haysto “sharciyadda dadka” ee ah inuu dalka hogaamiyo, isaga oo sheegay inuu soo geba-geboobay heshiis siyaasadeedkii la…
-
WARARKA MAANTA
Hay’adda Hormuud Foundation oo deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Isbitaal Martiini (Sawirro)
by Admin April 28, 2020Hormuud Foundation oo sanad walba marka la gaaro bisha barakeysan boqata xarunta xabsiga dhexe waxay geysaa deeq mucaawino ah oo ay ugu talagaleen maxabiista xabsiga ku jirta in ay fadliga…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamo badan, gaadiid dagaal & diyaarado oo lagu arkay Baydhabo + Ujeedka
by Admin April 28, 2020Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobolka Baay waxaa maanta dhaq dhaqaaq ciidan oo aad u xoogan laga dareemayaa gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Isbitaalka Bayhaaw Oo Soo Kordhiyey Adeegyada Caafimaad Ee Ay Uqabtaan Bulshada KG.
by ATEERA April 28, 2020Isbitaalka bayhaaw ee Degmada Baydhabo waa isbitaalka labaad ee gobolka Baay, waxaa uu kamid yahay isbitaalada sida lacag la`aanta ah howlaha caafimaad ugu qabto shacabka ku nool gobolada koonfur galbeed,…
-
WARARKA MAANTA
Dad looga shakiyey Coronavirus oo la dhigay isbitaalka Baraawe
by Admin April 28, 2020Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ee K/ Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay tiro dad ah oo looga shakiyey cudurka Coronavirus la dhigay isbitaalka guud, magaalada Baraawe…

