Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo ay aqrineyo Shukri Ismaaciil Axmed Bidhaan
May 2020
-
Sirdoonka dalka Ciraaq ayaa sheegay ayaa sheegay inay qabteen ninka labaad ee ugu sareeya ururka Daacish oo lagu magacaabo Naasir Al-Qirdash kadib howl laga sameeyay gudaha dalka Ciraaq. War kasoo…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaanadda dowlad deegaanka Soomaalida ethopia oo maanta gacan ka hadal ku dhexmaray Jigjiga.
by Admin May 21, 2020Wararka ka imaanaya Magaalada Jigjiga ayaa waxaa ay ku waramayaan in maanta uu gacan ka hadal isku badelay fadhiga baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida. Fadhiga Baarlamaanka ayaa waxaa soo xaadiray xildhibaano…
-
WARARKA MAANTA
Dagaallo ka dhacay South Sudan oo ay 300 oo ruux ku dhinteen muddo isbuuc ah
by Admin May 21, 2020Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa sheegay in dagaalku ay ku dhinteen dad gaaraya 300 oo ruux, tiro bandanna ay ku dhaawacmeen, kaas oo ah isku dhac u dhexeeyo qowmiyadaha Murle…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga Wadajirka ee dhameystirka sharciga doorashooyinka oo muddo hal isbuuc loo qabtay
by Admin May 21, 2020Guddiga wadajirka Baarlamaanka ee dhameystirka habraacyada sharciga doorashooyinka ayaa shalay warbixin ka siiyay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka howlihii guddiga u qabsoomay. Ibraahim Isaaq Yarow oo ah Guddoomiyaha Guddigan…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay goobo ganacsi oo ku yaallay waddada Maka Al-mukarrama
by Admin May 21, 2020Howl-galka xalay lagu burburiyay goobahaan ganacsi ee ku yaallay hareeraha waddada Maka Al-mukarama , gaar ahaan laammi yaraha Soobbe, ayaa waxa uu ahaa mid ay joogeen madaxda gobolka Banaadir, waxay…
-
WARARKA MAANTA
WHO oo sheegtay Cudurka Corona in uu dhibaato ba’an ku hayo caalamka
by Admin May 21, 2020Hay’adda Caafimadka Adduunka ee WHO ayaa arbacadi ka digaty cudurka safmarka ee coronavirus ay wakhti dheer qaadaneyso si ay dunida uga lug baxdo iyada oo ay waddama badabn diiwaan geliyeen…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Puntland oo mamnuucday in salaadda Ciidda lagu dukado Masaajidada
by Admin May 21, 2020Wasiirka Cadaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud ayaa sheegay in la mamnuucay in salaadda Ciidda lagu dukado Masaajidada ku yaala deegaanada Puntland, si looga hortago faafitaanka cudurka Coronavirus. Wasiirka oo warbaahinta…
-
WARARKA MAANTA
Tirada dadka ugu dhintey Soomaaliya Covid-19 oo 60 ruux gaartay
by Admin May 21, 2020Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 71 xaaladood oo COVID19 ah, taas oo tirada guud…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Somaliland oo joojiyay qabashada munaasabadaha Ciid-ul-Fitriga
by Admin May 21, 2020Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Maamulka Somaliland uu mamnuucay in meel fagaare ah si wadajir ah loogu tukado salaada Ciidda isla markaana la…

