Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan).
June 2020
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Somalia oo markale dib u dhigtay furitaanka duulimaadyada
by Admin June 17, 2020Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad {Oomaar} ayaa sheegay in mar kale dib loo dhigay furitaanka duulimaadyada Caalamiga ah ee ka baxa Soomaaliya iyo kuwa…
-
WARARKA MAANTA
Faafaahin laga helaayo Qarax Ka Dhacay Gobalka Shabeelaha Hoose
by Admin June 17, 2020Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qaraxyo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ay Maanta ka dhaceen duleedka degaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxyadaan oo…
-
WARARKA MAANTA
80 sano kadib markii ugu horeysay oo la filayo in Xajka uu baaqdo
by Admin June 17, 2020Iyada oo ay sii kordhayaan kiisaska coronavirus, Sacuudi Carabiya ayaa la rajaynayaa in ay joojiso ama dib u dhigto sanadkaan gudashada waajibaadka xajka markii ugu horeysay tan iyo 1932. In…
-
WARARKA MAANTA
Sacuudi Arabiya oo ku baaqday in mowqif midaysan oo Islaami ah laga qaato gardarada Israel ku hayso dhulka reer Falastiin
by Admin June 17, 2020Golaha Wasiirada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in Boqortooyada Sacuudiga ay si buuxda u taageersan tahay dadka reer Falastiin si ay dib ugu helaan xuquuqdooda oo buuxda ayna u…
-
WARARKA MAANTA
Jabuuti iyo Kenya oo maanta ku kala baxaya loolanka kursiga golaha ammaanka Qaramada Midoobay
by Admin June 17, 2020Tartanka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Nairobi iyo Jabuuti ee kursiga Afrika ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa lasoo gabagabeyn doonaa Arbacada maanta ah ee 17-ka Juun, laakiin natiijada ka…
-
WARARKA MAANTA
Raisal Wasaare Olaf Palme oo Soddon sano ka dib la ogaaday qofkii dilay (Sawirro)
by Admin June 17, 2020Booliska Sweden ee u xilsaarnaa baaritaanka dilkii loo geystay Raisul wasaarihii hore ee dalkaas Olaf Palme, ayaa shaaciyay maalmo ka hor magaca ninkii dilay raisul wasaaraha sanadkii 1986dii. Waxeyna arintan…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyey wada-hadallada Jabuuti ku dhexmarayey DFS iyo Somaliland
by Admin June 17, 2020Wada-hadalladii u dhexeeyey ergooyinka ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa waxaa ay weli ka socdaan dalka Jabuuti,iyada oo Maanta uu galay maalintii Afaraad loogana hadlayo arrimo dhowr…
-
Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwa Jabuuti ee ka tirsan AMISOM ayaa waxaa ay howlgallo Amni xaqiijin ah ka sameeyeen degaano Galbeed ka xiga Magaalada Beledweyne…
-
WARARKA MAANTA
Human Rights watch oo Dowladda Maraykanka ku eedeysay inay xad gudubyo shacab ka geysatay Soomaliya
by Admin June 17, 2020Hay’ada Human Rights Watch ma helin wax cadeyn ah oo muujinaya bartilmaamed militari oo ka dhan ah kooxda Al-Shabab. Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ama dowladda Soomaaliya midna lagama helin…

