Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
June 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow).
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Qeybtii labaad (2-aad) Barnaamijka Bidhaamiye.
by Warsan Radio June 16, 2020Hoos ka dhageyso qeybta labaad ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij cusub oo taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni oo cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Wadahadalada DF iyo Somaliland
by Admin June 16, 2020Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga 46-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa ka hadlay aragtida maamulkiisa ee shirka dowlada federaalka iyo maamulka Somaliland uga furmay Jabuuti.…
-
WARARKA MAANTA
Ilhaan Cumar oo aabaheeda Geeryooday iyo Taariikh nololeedkiisa
by Admin June 16, 2020Allaha u naxariistee Nuur Cumar Maxamed oo ah xildhibaan Ilhaan Cumar aabaheed, ayaa ahaa nin muddo dheer soo shaqeeyay oo dadkii yaqaannay ay ku tilmaameen inuu ahaa nin farxaan ah…
-
WARARKA MAANTA
Kuuriyada Waqooyi oo qarxisay Xafiis kala dhaxeeyay Kuuriyada Koonfureed
by Admin June 16, 2020Warbaahinta caalamka kuwooda ugu afka dheer ayaa qoraya war cusub oo ku saabsan in Dowlada Kuuriyada Waqooyi ay bur burisay xafiis kala dhaxeeyay Kuuriyada Koonfureed , xili xiisad u dhaxeesa…
-
WARARKA MAANTA
Weerar lagu qaaday saldhiga Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Baladweyne
by Admin June 16, 2020Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay fiidkii weerar madaafiic ah ku qaaday saldhig ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti ku leeyihiin xaafada Howl-wadaag . Ciidamada AMISOM ee…
-
In ka badan 8 milyan oo qof ayaa la xaqiijiyay inay qabaan cudurka ‘coronavirus’ adduunka oo dhan. ku dhawaad 3.8 milyan ayaa soo kabsaday, halka ugu yaraan 435,662 ay dhinteen,…
-
Somaliland maxay ku faleysaa Midnimo? Waa isbarbardhig ku saabsan matalaadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland. Labada dhinac markii u horreysay ee ay is hor fariistaan waxay ahayd…

