Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
July 4, 2020
-
Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada. WHO ayaa ku…
-
The President of the Southwest Regional State, Abdulaziz Hassan Muhammad (Laftagreen) appoints Elias Saeed Ali for Minister of Information and Sulaiman Shuaib Ali, Minister for Minerals and Petroleum. The decree…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Xil Kaqaadis Ku Sameeyay Wasiirkiisii Warfaafinta
by Admin July 4, 2020Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Xilkaqadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Ugaas Xasan Cabdi Maxamed. Wasiirka ayaa ka mid ahaa…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ismiidaaminta ee saaka ka dhacay Muqdisho
by Admin July 4, 2020Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo saaka ka dhacay Xarunta Turubtaariyada ee Ilaalada Canshuuraha degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayaan qaraxan oo ahaa gaari…
-
English news
National exams in Somalia start next week, school to reopen in August
by Admin July 4, 2020National exams for secondary and primary schools in Somalia will commence next week, the government has said adding schools will reopen next month. The Ministry of Education said in a…
-
At least five people were killed and scores of others injured in a bomb attack in Baidoa Saturday morning. Sources in the South West state capital said the bomb may…
-
WARARKA MAANTA
Taliska Booliska oo faahfaahin hor dhac ah ka bixiyey qaraxii ka dhacay Muqdisho
by Admin July 4, 2020Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin hor dhaca ka bixiyey halka uu ahaa bartilmaameedka qaxarii saakay ka dhacay Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay afaafka hore ee xarunta ilaalinta canshuuraha booliiska…
-
WARARKA MAANTA
Ardey ku dhow 16,160 oo maanta Imtixaanka Shahaadiga Fasallada 8-aad iyo 4-aad u fadhiistay deegaanada Puntland.
by Admin July 4, 2020Deegaannada Dowlad Goboleedka Puntland waxaa maanta oo sabti ah kuna beegan 4-ta July 2020 ka bilawday qaadista imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalada 8-aad Dugsiga dhexe iyo 4-aad ee Dugsiga sare.…
-
WARARKA MAANTA
Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo
by Admin July 4, 2020Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay uu ka dhacay qarax xoogan, waxaana kasoo baxay warar kala duwan. Qaraxaas…
