Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
July 19, 2020
-
WARARKA MAANTA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LAQAATAY URURRADA BULSHADA RAYIDKA, UGUNNA WARBIXIYEY HANNAANKA GEEDI SOCODKA SIYAASADDA DALKA
by Admin July 19, 2020Muqdisho, Luuliyo 19, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siyaasadeed ee dalka, dadaallada…
-
WARARKA MAANTA
Dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye oo dib loo bilaabay
by Admin July 19, 2020Waxaa dib loo bilaabay dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. Dhismaha wadadan ayaa istaagay kadib markii weeraro qaraxyo ah lala bartilmaameedsaday Ingineero ajaanib ahaa oo waday dhismaha wadadani. Dabayaaqadii sanadkii…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidniimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhimatay tira kalana way ku dhaawacantay kadib markii nin hubeysay uu rasaas ku furay dad ku sugnaa guri ku yaalla degmada Warta nabadda ee…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb
by Admin July 19, 2020Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Puntland. Siciid Deni Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay madax ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku sii jeeda Dhuusamareeb iyo Wafdi hordhac u ah…
by Admin July 19, 2020Wafdi hordhac u ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdigan ayaa isugu jira howlwadeeno ka tirsan Xafiiska Duqa Muqdisho…
-
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday madaafiic oo dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen qeybo ka mid ah deegaanka Janaale oo ka tirsan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)

