Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
July 23, 2020
-
WARARKII MAANTA
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Kg oo ka qeyb galey Munasabad lagu dhiiragalinayey qaar kamid ah ururada Bulshada magaalada Baydhabo.
by ATEERA July 23, 2020Kulan ay si wada jir ah ay u soo qaban qabiyeen maamulada gobolka baay iyo kan degmada baydhabo ayaa waxaa lagu qabtey hool weyn oo ku dhaxyaala madaxtooyada dowlad goboleedka…
-
WARARKA MAANTA
Boqorka Sacuudi Carabiya Boqor Salman oo ka soo kabanaya qalliin lagu sameeyay
by Admin July 23, 2020Boqorka Sacudi Carabiya Boqor Salman bin Cabdulcaziz oo 84 sano jir ah ayaa ka soo kabanaya qalliin loogaga sameeyay kaadi haysta isbitaal ku yaal magaalada Riyadh. Wakaalada wararka Sacudi Carabiya…
-
WARARKA MAANTA
Saraakiil ka tirsan ciidanka Gor-gor oo tababar loogu soo xiray Saldhiga Turkiga (Sawiro)
by Admin July 23, 2020Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo isugu jiray leyli sarkaal, saraakiil xigeeno iyo ururka Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta tababar loogu soo xiray dugsiga…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo Eedeyn kulul u jeediyay Al-Shabaab
by Admin July 23, 2020Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, ayaa sheegay in Al-Shabaab, ay ka dambeeyeen biyaha wabiga ee ku fatahay deegaanada beeraleyda ah ee Degmada Aw-dheegle oo ka tirsan Gobolka Sh/Hoose.…
-
WARARKA MAANTA
Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhoweysay go’aamadii Shirka Dhuusamareeb
by Admin July 23, 2020Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhaweeysay go’aanadii ka soo baxay shirkii Madaxda Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada oo xalay lagu soo geba-gabeeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarnuta Galmudug. Madasha ayaa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Xisbiga Wadajir oo soo dhaweeyay War Murtiyeedka laga soo saaray Shirka Dhuusamareeb 2
by Admin July 23, 2020Xisbiga Wadajir ayaa soo dhaweeyay natiijada wejiga labaad ee shirkii Madaxda Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada, kaas oo xalay lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. War-Saxaafadeed kasoo…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamada Ciidamada oo Xukuno adag ku riday labo nin oo midkood maqane yahay
by Admin July 23, 2020Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun xabsi daa’in ah ku riday labo nin oo midkood maqane yahay oo Maxkamada ku heshay in Al Shabaab katirsan…

