Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
July 2020
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo “waxaan meel iska dhignay dantii ku saabsaneyd shakhsiga”
by Admin July 23, 2020Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu xalay ka hadlay munaasabaddii lagusoo xerayay shirkii Dhuusamareeb uga socday madaxda maamul Goboleedyada iyo hoggaanka ugu sarreeyo dalka. Waxa uuna tilmaamay in…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Lafta-gareen “Xaaladda aan ku jirno waxaa uga bixi karnaa Isku tanaasul”
by Admin July 23, 2020Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Caawa Khubad ka jeejiyay Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwo maamul goboleedyada ee dalka ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa…
-
Makamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay soo geba-gabeysay dhageysiga eeda loo heysto Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee Magaalada Muqdisho Cabdi Casiis Axmed Gurbiye. Maxkamadeynta ayaa waxaa goobjoog…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo dalab u diray shacabka kadib shirkii ka dhacay Dhuusamareeb
by Admin July 23, 2020Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka dheer ee loo soo maray sidii shacabka…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Jabuuti oo war cusub kasoo saartay wada-hadallada DF iyo Somaliland
by Admin July 23, 2020Dowladda Jabuuti ayaa markii u horeysay ka hadashay dib u dhaca ku yimid wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ee loo balansanaa inay dib uga furmaan dalkaasi, kuwaasi oo u dhaxeeyay guddiyadii…
-
WARARKA MAANTA
Ethiopia oo sheegtay inaysan jirin cid ka horistaagi karta isticmaalka Biyaha Wabiga Nile
by Admin July 23, 2020Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay inaysan jirin cid ka horistaagi karta isticmaalka biyaha wabiga Nile,waxana uu Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Gedduu Andaargaashew sheegay Itoobiya iney biyaha wabiga Nile ay u isticmaali…
-
WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe “Si hoose ayaa xal looga gaaray Khilaafyadii annaga naga dhex-jiray”
by Admin July 23, 2020Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay Khubad ka jeediyay Shirka Madaxda Dowladda iyo dowlad Goboleedyada oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni “Waxaa meesha ka baxay Khilaafkii ka dhex-jiray DF iyo Mamul Goboleedyada”
by Admin July 23, 2020Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Khubad ka jeediyay Shirka Caawa Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada uga furmay Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweye Deni ayaa waxaa uu sheegay…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso: Khudbadii Farmaajo ee Dhuusamareeb “Waxaan dib ugu laabanayaa baarlamaanka”
by Admin July 23, 2020Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo caawa khudbad ka jeediyey magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimaha doorashada dalka, waxuuna sheegay in kursiga uu ku yimid doorasho dadban oo lagu qanacsanaa,…

