Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
September 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo La Kulmay Guddi Hoosaadka Horumarinta Dhaqaalaha Dalka “SAWIRRO”
by Admin September 30, 2020Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddi hosaadka Horumarinta Dhaqaalaha ayaa ku adkeeyey muhiimadda Deyn Cafintu u leedahay dowladnimada iyo dib u dhiska dalkeenna.…
-
WARARKA MAANTA
Sii-hayaha Wasiirka Gargaarka oo kulan wada-tashi ah ka furay Muqdisho
by Admin September 30, 2020Sii-hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa furay kulan wada-tashi ah oo looga hadlaayo sidii hay’adaha aan dowliga ahayn Galmudug uga taageeri lahaayeen fulinta adeegyada gargaar…
-
WARARKA MAANTA
Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo socdaal ku marayo qaar ka mid ah dalalka Carabta ee Afrika ka tirsan
by Admin September 30, 2020Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Esper ayaa maanta oo Arbaca ah billaabaya socdaal uu ku marayo waddamada kala ah Aljeeriya, Tuuniisiya iyo Marooko. Inta lagu guda jiro booqashadiisa, Esper wuxuu madaxda…
-
Fadhi ay maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka Kuwait, intii uu xanuusanaa Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir Amiirkii dalkaas…
-
Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kulan yeeshay Xarunta Madaxxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa xalay kulan ku yeeshay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Amiirkii dalka Kuwait Shiikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah oo goor dhow geeriyooday
by Admin September 29, 2020Amiirkii dalka Kuwait Shiikh Sabah Al-Ahmad al-Jaber Al-Sabah ayaa geeriyooday isagoo da’diisu aheyd 91 jir sida lagy sheegay war goor dhow ay shaacisay dowladda Kuwait. Shiikh Sabah ayaa ku geeriyooday…
-
Kuwaiti Emir Sheikh Sabah al-Jaber al-Ahmad al-Sabah died on Tuesday at the age of 91, state media announced. “With great sadness and sorrow we mourn to the Kuwaiti people, the…

