Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
September 2020
-
WARARKA MAANTA
Faafaahin Qarax ka dhacay duleedka Xudur Culimo Quraan-saar u socday oo khasaaro kasoo gaartay
by Admin September 15, 2020Wararka ka imaanaya magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in Qarax miino oo dhulka lagu aasay ay la kacday dad shacab ah oo mootooyin bajaaj saarnaa Goob joogayaal…
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiyihii maamulka Garissa oo la soo taagay Maxkamad ku taalla Nairobi (Sawiro)
by Admin September 15, 2020Gudoomiyihii Ismaamulka Garissa ee gobolka Waqooyi-bari Kenya Cali Bunow Qorane ayaa saaka la soo taagay Maxkamadda Milimani ee magaalada Nairobi Cali Bunow Qorane ayaa lagu soo oogay eedeymo musuqmaasuq ah…
-
WARARKA MAANTA
Barlamaanka Soomaaliya oo wasaaradda amniga faray inay faahfaahin lagu qanci karo ka keento kufsiyada Muqdisho ka dhacay
by Admin September 15, 2020Barlamaanka Soomaaliya ayaa faray wasaaradda amniga in ay barlamaanka horkeenaan sababaha ka dambeeya kufsiyo fool xun oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo dareenka bulshada aad u kiciyay. Gudoomiyaha barlamaanka…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Qoor Qoor oo maanta hortegaya Golaha Aqalka Sare
by Admin September 15, 2020Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta lagu wadaa inuu ka qeyb-galo kulanka Aqalka Sare ee Somalia. Qoor Qoor ayaa la filayaa in khudbad uu…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Lafta Gareen oo la kukmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka
by Admin September 15, 2020Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Generaal Odowaa Yuusuf Raage. Madaxweynaha ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka oo soo jeedisay in xubno kale lagu soo daro shirka u socda madaxda DF iyo DG
by Admin September 15, 2020Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay dib u bilaabashada wada-hadalka u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka oo haatan uu shir uga socdo Muqdisho. War-saxaafadeed ka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Wufuuda ka socota Imaaraadka iyo Israa’iil oo gaaray Washington si ay u saxiixaan heshiiska ay dhawaan wada galeen.
by Admin September 14, 2020Wufuudda ka kala soctay Israa’iil iyo Imaaraadka ayaa gaaray caasimada Maraykanka ee Washington, si ay u meelmariyaan heshiiski ay dhawaan wada gareen, xafladda saxiixa heshiiska ayaa dhici doonta maalinta Talaadada…
-
WARARKA MAANTA
Wasiir Goodax oo maanta hor-tegay kulanka golaha shacabka
by Admin September 14, 2020Sii-hayaha wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta hor-tegay kulanka xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Wasiir Goodax ayaa baarlamaanka ka hor akhriyey qodobada heshiis waxbarasho oo dhex maray…

