Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
September 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Xaalad bandaw ah oo adag ayuu galay Israel kadib markii xukuumaddu ay shalay ku dhawaaqday in dadku guryahooda joogaan sababtoo ahaa waxaa kor u kacay heerka kiisaska la xariira xanuunka…
-
WARARKA MAANTA
Muhaajiriintii Soomaalidu ku jirtay ee 40-ka cisho ku xayirneyd badda oo la qaabilay
by Admin September 14, 2020Tahriibayaal ay ku jiraan muwaadiniin Soomaaliyeed oo mudo 40 cisho ah ku xayirnaa gudaha badda Mediterranean-ka ayaa ogolaaday inay ku degaan dalka Talyaaniga. Tahriibayaashaan oo bishii hore ka baxay dalka…
-
WARARKA MAANTA
Inta badan mas’uuliyiintii dowladda ka jirta bariga Libya oo is casilay
by Admin September 14, 2020Inta badan madaxda dawlada uu hogaamiyo sargaalka la yiraahdo Khaliifa Xaftar ayaa is casilay kadib dibadbaxyo rabshado wata oo ka socda magalada Banqaasi oo dalka Libya ugu weyn. Xubno u…
-
WARARKA MAANTA
Uganda iyo Tanzania oo gaaray heshiis aad looga digayo saameyntiisa
by Admin September 14, 2020Dalalka Tanzania iyo Uganda ayaa kala saxiixday heshiis oggolaanaya dhismaha dhuun shidaalka cayriinka ah oo dhererkeedu gaarayo 1,445 km (898 meyl). Mashruucan oo ay ku kacayso lacag dhan $3.5bn (£2.7m)…
-
WARARKA MAANTA
Abiy Axmed oo soo bandhigay qorshaha ay Itoobiya u sameysaneyso lacag cusub
by Admin September 14, 2020Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga hadlay lacag cusub oo Itoobiya ay sameyneyso. Abiy Axmed ayaa sheegay in lagacta cusub looga baaqsan doono…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada Koonfur Galbeed oo dilay sarkaal caan ah oo katirsanaa Al-shabaab
by Admin September 14, 2020Ciidamada amaanka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu magacaabi jiray Ibraahim Macallim Cabdi “Ibraahim Ganey” oo caan ka ahaa gobolka. Dagaalyahankii 2aad…
-
WARARKA MAANTA
SHAQA NOOCEE AH AYEY QABTAAN HOGAANKA DABA GALKA SIYAASIYIINTA NISA
by Warsan Radio September 14, 2020NISA OO DHISTEY HOGAAN LAGU MAGACAABO HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA WAXAANA AMREY MD FARMAAJO.shaqooyinka uu qabto hogaankan iyo shaqsiga loo dhiibey. Sarkiisha wax ka ogaa dhismaha Hogaankan oo mgacooda qariyey ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Shirkii Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada oo Maalinta 2-aad Galay, Maxaa La Isku Hayaa?
by Admin September 14, 2020Waxaa maalintii 2-aad galaya shirkii ka socday Villa Somalia ee u dhaxeeyey dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Shirkan oo ay u dhan yihiin madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha…

