Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
November 2020
-
WARARKA MAANTA
Puntland oo shaqadii ka joojisay wasiir iyo agaasime guud oo isku gacan qaaday
by Admin November 12, 2020Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqadii ka joojiyay wasiirkii kalluumaysiga Puntland Maxamuud Xaaji Saalax iyo agaasimihii guud ee wasaaraddaas, Cabdirisaaq jaamac Aadan. Madaxweyne ku xigeenku ma sheegin sababta …
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya Oo Heshiis Muhiim Ah La Saxiixatay Midowga Yurub
by Admin November 12, 2020Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, waxaana heshiiskaan uu la xariiraa barnaamijka lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble aya goob joog…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed.
by Admin November 12, 2020Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, horumarinta dhaqaalaha, dib…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Joe Biden oo ku dhawaaqay koox ka shaqeyn doonto sidii uu xilka ula wareegi lahaa
by Admin November 11, 2020Kooxda ololaha Biden ayaa shaaca ka qaaday koox gaar ah oo ka shaqeyn doonto sidii uu si nabad ah ula wareegi lahaa xilka madaxweynaha marka la gaaro bisha Jannaayo. Kooxdan…
-
WARARKA MAANTA
Cali Guudlaawe oo noqonaya madaxweynihii saddexaad ee dowlad Gobolleedka Hirshabeelle
by Admin November 11, 2020Cali Cabdullaahi Xusseen Cali Guudlaawe ayaa loo doortay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle doorasho ka dhacday magaalada Jowhar. Cali Guudlaawe ayaa helay 86 cod halka musahrixii la tartamayay Cabdiraxmaan Jimcaale Cismaan…
-
Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa la sheegay inay hawlgal ku dileen horjoogayaal ka tirsan kooxda Al Shabaab. Taliyaha guutada 11aad qeybta 43 ciidanka xooga dalka G/sare Caddoow Maxamed Sahal ayaa idaacadda…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Donald Trump oo wali diidan guusha doorashada Joe Biden
by Admin November 11, 2020Madaxweyne Donald Trump ayaa wali diidan in looga guuleystay doorashada dalka Mareykanka iyadoo Joe Biden uu ku guuleystay codadkii doorashada ee la tiriyay. Trump wuxuu tuhun galiyay sida ay codadkii…

