Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Hawlaha Guud ee XfS oo kulan la yeeshay shirkadda dhisaysa Waddada Muqdisho iyo Afgooye
by Admin December 8, 2020Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeyta XFS Mudane Xil. Maxamed Aadan Macalim (Somali) ayaa maanta kulan isbarasho iyo is xog-waraysi ah xafiiskiisa waxaa uu kula yeeshay madaxa…
-
WARARKA MAANTA
Xanuun cusub oo aan wali la garan oo dad badan loo seexiyey isbitaal dalka Hindiya.
by Admin December 8, 2020Hal qof ayaa u dhintay 300 oo kale isbitaal ayaa loo seexiyay xanuun cusub oo aan wali la garan kaas oo lagu arkay dalka Hindiya. Gobolka of Andhra Pradesh ee…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Haweeney 90 jir ah oo noqotay qofkii u horreeyay ee qaata Talaalka Coronavirus
by Admin December 8, 2020Haweeney 90 jir ah oo lagu magacaabo Margaret Keenan ayaa noqotay qofkii u horreeyay ee UK laga talaalo cudurka Coronavirus. Talaalka ayaa lagu bilaabay dadka ay da’dooda ka weyn tahay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxmed Ibraahim (Tima Cade)
-
WARARKA MAANTA
Hay’adda Amnesty International oo Mareykanka ka dalbatay inuu bixiyo Magdhowga dadkii uu ku dilay howgalada soomaaliya.
by Admin December 8, 2020Hay’adda Xaquuqda aadamaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in looga baahan yahay Hogaanka Africom marka uu ciidamadiisa ka saarayo Somalia ay bixiyaan magdhow qoysaskii dadkoodi waxyeelada kasoo gaartay…
-
WARARKA MAANTA
Qofkii u horreeyay oo madow ah oo loo magacaabay Xoghayaha difaaca Mareykanka
by Admin December 8, 2020Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa Xoghayaha difaaca u magacaabay Lloyd Austin oo ah Jeneraal howlgab ahaa oo 67 sano jir ah. Jen. Austin ayaa noqonaya qofkii u…
-
WARARKA MAANTA
Safiirka Britain” Doorashooyinka Soomaaliya waxaan ku aragnaa arrimo badan oo isku mid ah soo noqnoqday
by Admin December 8, 2020Safiirka Britain ee Soomaaliya Amb Ben Fender ayaa sheegay in isbadal dhinacyo badan oo la gaaro mar walba ku xiran tahay sida Soomaalidu uga go’an tahay fulinta heshiisyada bulsho. Isaga…

