Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
2020
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta Oo War Kasoo Saaray Go’aankii DFS Ku Cerisay Safiirkii Kenya
by Admin December 1, 2020Midowga Musharaxiinta u taagan qabshada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Goordhow War kasoo saaray Go’aan ay dowladda Federaalka Soomaaliya ugu yeertay Safiirkeedii Kenya u joogay, kuna wargelisay Safiirka Kenya inuu dalkiisa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacda Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka sanadlaha ee guddiga fulinta amniga iyo caddaaladda
by Admin December 1, 2020Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka guddiga amniga iyo Caddaaladda (CAS) oo ay ka soo qaybgaleen Hay’adaha Caddaaladda iyo amniga, wakiilo ka socday Qaramada Midoobay, Howlgalka Midowga…
-
Guddiga Doorashada dadban heer Federaal ee uu muranka ka taagan yahay ayaa war saxaafadeed ay uga hadlayaan howlaha u qabsoomay, iyagoo sheegay in meel fiican u mareyso shaqada guddiga, si…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacda Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Lacagtii hore ee Itoobiya oo maanta la joojiyay isticmaalkeeda
by Admin December 1, 2020Sida uu shaaciyay Bangiga Qaranka ee Itoobiya waxaa maanta guud ahaan la joojiyay isticmaalka lacagtii hore ee Itoobya, iyadoo aan waxba lagu kala iibsan doonin laga bilaabo maanta oo Talaado…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ciidamo Soomaaliyeed loo diray dagaalka ka socda waqooyiga Ethiopia
by Admin December 1, 2020Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in ciidamo Soomaaliyeed ay qeyb ka yihiin dagaalka ka socda waqooyiga dala Ethiopia ee u dhexeeya ciidamada qaranka Ethiopia iyo jabhadda TPLF ee Tigreega. Wasiirka arrimaha…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Ethiopia kadib qabsashadii Mekelle
by Admin December 1, 2020Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan xaalada guud ee deegaanada ismaamulka Tigray kadib markii ay ciidamada milatariga dowlada Ethiopia ay la wareegeen magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka…

