Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha waxan looga hadlayaa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha kiimikada ah iyo sida loogu nafaqeeyo ciidda, si kor loogu qaado waxsoosaarka,Barnaamijka waxa iska kaashadey Hayada Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena
2020
-
WARARKA MAANTA
Wararkii U danbeeyay Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Bakool
by Admin October 30, 2020Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay gobolka Bakool.…
-
WARARKA MAANTA
Shirka Golaha Wasiirrada Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyadda 2021
by Admin October 30, 2020Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb ka tahay qarashka doorashada iyo sharci ahaanta dhammaan go’aammadii ay…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay koonfurta Faransiiska (Sawiro)
by Admin October 29, 2020Saddex qof ayaa ku dhintay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Nice, ee dalka Faransiiska. Duqa magaalada Nice Christian Estrosi ayaa sheegay in hal qof loo xiray weerarkan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur oo aqrineysa Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
GUDDOOMIYE MURSAL OO XUKUUMADDA CUSUB UGU BAAQAY IN AY HIRGELISO HANAAN DOORASHADA 2020/2021
by Admin October 29, 2020Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan, oo xalay ka qeyb galay munaasabad looga mahadcelinayay anxisinta xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in Xukuumadda Cusub looga fadhiyo qabsoomida…
-
WARARKA MAANTA
Maraykanka oo shaaciyay inuu Soomaaliya ka caawinayo xakamaynta ilaha dhaqaalaha Al-shabaab
by Admin October 29, 2020Dowladda Mareykanka ayaa sheegay inay diirada saarayso xaddidaada awooda al-Shabaab inay fuliso weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah, waxaa sidaasi lagu sheegay warbixin kasoo baxday howgalka Maraykanka ee Soomaaliya.…
-
WARARKA MAANTA
In ka badan 75 milion oo codkooda dhiibtay doorashada Mareykanka
by Admin October 29, 2020WASHINGTON — Iyadoo ay ka harsan tahay wax ka yar hal todobaad ayaa in ka badan 75 milion oo qof ay codadkooda ka dhiibteen doorashada madaxnimo ee Mareyaknaka oo lasoo…
