Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
-
WARARKA MAANTA
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay
by Admin October 31, 2020Xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Jowhar iyadoo dhinaca kalana lagu dhawaaqay guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Baarlamaanka. Guddoomiyaha ku-meel-gaarka ah ee Baarlamaanka cusub Xildhibaan…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso Fariinta kahortaga Askareerna ciyaalka dadooda kayartahay 18 sano
by Warsan Radio October 31, 2020Fariinta kahortaga Askareerna ciyaalka dadooda kayartahay 18 sano
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo ballan qaaday in dowladdiisu joojinayso xarriga saxaafadda
by Admin October 31, 2020Madaxweyne Farmaajo ayaa ballan qaaday inuu dhiirrigelinayo xorriyadda saxaafadda, kadib markii uu kulan la qaatay suxufiyiinta aan xuduudda lahayn (RSF), oo booqashadii ugu horreysay ee abid ku yimid Soomaaliya. Xoghayaha…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo Oo War Kasoo Saaray Dhul-Gaririirkii Ka Dhacay koonfurta Turkiga
by Admin October 31, 2020Ugu yaraan 12 ruux ayaa geeriyootay 522-qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii dhul gaririir cabirkiisu yahay 6.6 oo shalay Jimco aheyd ku dhuftay Gobolka Izmir ee dalka…
-
WARARKA MAANTA
Dhul-gariir khasaaro gaystay oo ku dhuftay Turkey iyo Greece.
by Admin October 31, 2020Dhulgariir xoog leh ayaa ku dhuftay badda Aegean, waxaana laga dareemay dalalka Greece iyo Turkey, halkaas oo dhismayaasha qaar ay ku dumeen gobolka xeebta ku yaal ee Izmir, iyadoo wasiir…
-
WARARKA MAANTA
Xukuumadda oo sheegtay in laga bilaabo bisha soo socta gud-gali doonaan howlaha doorashooyinka
by Admin October 30, 2020Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo bisha soo socta ay guda-gali doonaan howlaha doorashada madaama uu waqtigu gabaabsi yahay. Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaare Rooble oo Danjiraha Turkiga kala hadlay xoojinta taageerrada ay siiyaan Soomaaliya
by Admin October 30, 2020Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeya labada dal. Ra’iisal…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
