Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
2020
-
WARARKA MAANTA
Ururka Al-Shabaab oo sii daayay dhakhaatiir u dhashay Cuba oo mudo u afduubnaa
by Admin October 7, 2020Al-Shabaab ayaa sii deysay labo dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba, kuwaas oo ay sanadkii hore ka afduubteen magaalada Mandera, gobolka Waqooyi-bari Kenya. Sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay safiirada dalalka Qaar u jooga Soomaaliya (Sawirro)
by Admin October 7, 2020Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay safiirrada dalalka Nordiga ee kala ah Sweden, Norway, Denmark, Finland iyo Iceland u jooga Soomaaliya…
-
WARARKA MAANTA
Sii Hayaha Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Oo Gaarya Magaalada Baydhabo
by Admin October 7, 2020Sii Hayaha wasiiru-dowladda wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdullee Jaabiri iyo xubno uu hogaaminayay ayaa goor dhaw gaaraya magaalada baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka…
-
WARARKA MAANTA
Laftagareen oo kulan la qaatay laamaha Amniga Koonfur Galbeed
by Admin October 7, 2020Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Golaha Amniga Koonfur Galbeed. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed,…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo amartay in baaritaan lagu sameeyo shaqaalaha dowladda
by Admin October 7, 2020Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa amartay in hay’adda nabad sugida ay hubin amni ku sameyso dhammaan shaqaalaha dowladda. Tallaabadaan oo ah mid aan horey u dhicin, ayaa lagu…
-
WARARKA MAANTA
MALI oo xayiraada laga qaaday kadib magacaabistii Raysalwasaraha & Xukumada cusub
by Admin October 7, 2020Raysalwasaaraha cusub Mukhtar Ouane ayaa horey usoo ahaa Wasiirka Arrimaha DibadaUrur Gobaleedka dalalka Galbeedka Afrika ee ECOWAS ayaa xayiraadii ay kusoo rogeen dalka Mali qaaday Salaasadii shalay kadib markii la…
-
WARARKA MAANTA
Wasiir Maareeye: Warbaahinta Dowladda waxaa loo bedelayaa nidaamka adeegga dadweynaha
by Admin October 7, 2020Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeya ayaa maanta furay munaasabad lagu daah furayo geedi socodka hirgelinta adeegga warbaahinta dadweynaha sida uu dhigayo xeerka saxaafada ee…
-
WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo weerar khasaaro dhaliyay ka geystay gudaha Kenya
by Admin October 7, 2020Ilaa 8 qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen, kaddib markii Xubno ka tirsan Ururka ay Al-Shabaab ay weerareen, baabuur bas ah oo ka baxay Mandheera kuna sii jeeday…
