Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
-
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan looga hadlaayo habka wanaagsan ee loo beerto dalagyada xabuuqleyda ee gelleyda iyo mesegadu ka mid yihiin. Barnaamijka waxaa iskakaashadey Hay’ada Qaramada Midoowe uqaabelsan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoos ahna Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayaan in weerar bambaano oo geystay khasaaro kala duwan uu xalay…
-
WARARKA MAANTA
Allah u naxriisto Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaliya Cali Maxamed Khaliif Galayr oo ku geeriyooday Magaalada Jigjiga
by Admin October 8, 2020Allaha ha naxariistee waxaa magaalada jij jiga ee dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya ku geeriyooday Ra’iisulwasaarihii hore ee dowladii ku meel gaarka Cali Maxamed Khaliif Galayr. Allaha u naxariistee geerida Ra’isulwasaarihii…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii udanbeeyay Qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada Afgooye
by Admin October 8, 2020Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in barqanimadii maanta qarax khasaare geystay uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee gobolkaas, kaas oo ahaa nooca miinada…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Dab Khasaaro geystay ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalla Walanweyn
by Admin October 8, 2020Dabkaan oo geystay khasaaro hantiyadeed ayaa waxaa uu ka kacay Kaalin Shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla Suuqa Hoose ee degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana uu ku fiday…
-
WARARKA MAANTA
DFS oo ka hadashay wararka sheegaya inay Shabaab siidaayeen Dhaqaatiirtii u afduubnaa
by Admin October 8, 2020Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in Al-Shabaab ay sii deysay dhakhaatiir u dhashay waddanka Cuba, oo muddo u afduubnaa. Axmed Ciise Cawad,…
