Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan
2020
-
WARARKA MAANTA
AL-AZHAR oo ka jawaabtay weerarkii Emmanuel Macron uu ku qaaday ISLAAMKA
by Admin October 5, 2020Golaha Majmaca Daraasadka Islaamka ee Al-Azhar Al-Sharif ayaa dhaleeceeyey hadallo uu sheegay madaxwenaha Faransiiska, Emmanuel Maccron, oo uu goluhu sheegay in uu minjo xaabinayo “dhamaan dedaallada wada jirka ah ee…
-
WARARKA MAANTA
QM oo ka digtay khatar ku soo wajahan Soomaaliya xilli roobaadka Deyrta
by Admin October 5, 2020Hey’adda isku dabaridka arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobey ee OCHA ayaa ka digtay in roobabka Soomaaliya ka curtay ay daadad sababi karaan. Xafiiska OCHA ee Soomaaliya ayaa warbixin uu soo…
-
WARARKA MAANTA
Itoobiya oo diyaaradaha u diiday in ay dul maraan biyo-xireenka Nile
by Admin October 5, 2020Itoobiya ayaa diidday in diyaarado ay dul maraan biyo-xireenka Nile, sida laga soo xigray website gaar loo leeyahay. “Agaasimaha guud ee waaxda duullimaadyada korneel Col Wesenyeleh Hunegnaw, ayaa barta Reporter…
-
WARARKA MAANTA
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo maanta la kulmaya amiirka cusub ee dalka Kuwait
by Admin October 5, 2020Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee caasimadda Dalka Kuwait. Sii hayaha wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad,…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne farmaajo oo heshiis la gaaray madaxweynaha Eritrea
by Admin October 5, 2020Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea Isaias Afwerki iyo Mohammed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadahadal balaaran ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada. Madaxda ayaa diirada saarey xoojinta qaab dhismeedka iskaashiga Ereteriya iyo Soomaaliya & xoojinta…
-
WARARKA MAANTA
Rooble oo amar culus oo 4-qodob ah dul dhigay wasiirrada xukuumaddii Kheyre
by Admin October 5, 2020Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amaro cusub oo uu cadaadis hor leh ku saarayo wasiiradii xukuumaddii Kheyre ee xil-gaarsiinta ah. Ra’iisul Wasaare Rooble…
-
WARARKA MAANTA
Villa Somalia oo war kasoo saartay ujeedka safarka Farmaajo ee Eritrea
by Admin October 5, 2020Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay ujeedka safarka aan horey loo shaacin ee uu madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku gaaray magaalada Asmara ee caasimada dalka Ereteriya. Madaxweynaha iyo…
-
WARARKA MAANTA
Azerbaijan oo guul ka sheegatay dagaalka culus ee kala dhaxeeya Armenia
by Admin October 5, 2020Madaxweynaha Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa sheegay goor dambe oo sabtidii ah in ciidamadiisa “ay calankooda ka taageen” magaalada istiraatiijiga ah ee Madagiz ayna qabsadeen tuulooyin dhowr ah. Wasaaradda Difaaca Armenia…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha oo loga hadlaayo Tacabka dalagyada xabuuqleyda ama firaleyda
by Warsan Radio October 5, 2020Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan aan ugu haleyno Tacabka dalagyada xabuuqleyda ama firaleyda, waxaan kaga hadlaynaa habka wanaagsan ee loo beerto dalagyada xabuuqleyda ee gelleyda iyo mesegadu ka…
