Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusu Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobey oo eedeyn culus u jeedisay Dowladda Soomaaliya
by Admin October 4, 2020Golaha xaquuqul insaanka ee QM ayaa waxaa lala wadaagay Warbixin gaar ah oo ku saabsan walaaca lag qabo in Madaxda Soomaalida in aysan u hoggaansamin Xeerarka xaquuqul Insaanak Caalamiga ah,…
-
WARARKA MAANTA
Sacuudiga oo shaaciyay xilliga ay dadka ajnabiga ah tegi karaan cumrada
by Admin October 4, 2020Sacuudi Carabiya ayaa muwaadiniinteeda iyo kuwa ajaanibta ahba u ogolaaneyso iney gutaan cumrada sannadkan markii ugu horreeysay tan iyo markii uu bilowday fayraska corona. Boqolaal qof oo muwaadiniinta Sacuudiga ah…
-
WARARKA MAANTA
Dibad-baxyada looga soo horjeedo Raisal wasaaraha Yahuuda oo sii xoogeysanaya
by Admin October 4, 2020Kumanaan ruux ayaa wali Israel kawado dibad baxyo xoogan oo looga soo horjeedo Ra’iisul Wasaaraha Yahuuda Benjamin Netanyahu. Dibad baxyada oo galay todobaadkii 15’aad ayaa lagu dalbanayaa in uu xilka…
-
Wasiirka Arimaha Dibadda ee Jarmalka Heiko Maas ayaa ku baaqay cunnaqabateyn cusub oo Midowga Yurub uu saaro Russia sababo la xiriira sumeyntii hogaamiyaha mucaaradka Alexei Navalny taasi oo loo isticmaalay…
-
WARARKA MAANTA
Armenia oo shaacisay inay diyaar u tahay xabad-joojin ay la gasho Azerbaijan
by Admin October 4, 2020Ciidamada Armenia iyo Azerbaijan ayaa maanta oo Sabti ah sii wada dagaalkooda oo galay maalintii toddobaad ee uu ka socdo agagaarka gobolka Nagorno-Karabakh, iyagoo iska dhega tiray baaqyada caalamiga ah…
-
WARARKA MAANTA
Faah-faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Kismaayo
by Admin October 4, 2020Inta la xaqiijiyey shan qof oo shacab ah ayey dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen qarax loo adeegsaday Bam-gacmeed oo xalay ka dhacay xaafadda Kuba ee magaalada Kismaayo. Koox aan…
-
WARARKA MAANTA
Daawo: Trump oo loo qabtay 48-saac muuqaalna iska soo duubay
by Admin October 4, 2020Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo duubay muuqaal uu uga hadlayo xaaladdiisa caafimaad, isagoo ku jira isbitaalka Walter Reed oo la seexiyey, kadib markii laga helay cudurka Coronavirus. Trump ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo safarkiisii ugu horreeyay dibadda ugu baxa
by Admin October 4, 2020Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Maanta oo Axad ah in uu safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda…
