Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
2020
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ururka Soswensa oo ka hadley Heshiiskii ay wadagareen Dowlada Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada
by Warsan Radio October 3, 2020Dalada ay ku midaysan yihiin Ururada bulshada rayidka kgs (Soswensa) ayaa kahadlay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka 2020/2021 ee madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Dowlad Goboleedyada ku gaareen magaalda muqdisho.Gudoomiyaha Soswensa mudane…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay Munaasabadda Dhaqan-gelinta Heshiiska Nabadeed ee Suudaan+Sawirro
by Admin October 3, 2020Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey munaasabadda Dhaqan-gelinta Heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya Dowladda Suudaan iyo Kooxaha hubeysan ee Galbeedka iyo Koonfurta dalkaas ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay dhaqan galinta heshiiska doorashada
by Admin October 3, 2020Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Faafinta iyo dhaqangalinta Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka 2020-2021, isagoo ku dhawaaqay in doorasho loo dhaqaaqayo. Raysal wasaaraha ayaa hay’addaha qaranka ee…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Deni oo kulamo siyaasadeed ka bilaabay Nairobi kadib heshiiskii doorashada
by Admin October 3, 2020Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Jimcihii shalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa halkaas ka bilaabay kulamo siyaasadeed. Deni ayaa illaa hadda Nairobi kula kulmay siyaasiyiin dhowr…
-
WARARKA MAANTA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO JUBBA KAGA QAYB GALAYA MUNAASABADDA DHAQAN-GELINTA HESHIISKA NABADDA DALKA SUUDAAN (Sawiro)
by Admin October 3, 2020Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Suudaanta Koonfureed, halkaas oo si…
-
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka oo looga hadlaayo waxa Maanta Adunnka waxa ka cusub
-
WARARKA MAANTA
Guddiga isku dhafka ah ee DF & Maamullada oo soo saaray hab-raac LACAG laga samaynayo
by Admin October 3, 2020Waxaa lasoo saaray hab-raaca hannaanka madaxa bannaan ee xallinta khilaafaadka Doorashada 2020/2021, kaasoo u muuqda mid lacag laga samaynayo. Tusaale, waxaa qodobbada ka mid ah in ”qofkii cabasho qaba uu…
