Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
February 2021
-
WARARKA MAANTA
Sheekh Shariif;”Waan sii wadi doonaa Mudaaharaadyada Nabadeed”
by Admin February 20, 2021Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa shir jaraa’id oo maanta ay ku qabteen Midowga Musharaxiinta waxa uu ku sheegay inay sii wadi doonaan banaanbaxyada isagoo ku tilmaamay banaanbaxyada…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Gobolka Banaadir oo Agab Caafimaad ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka XFS (Sawirro)
by Admin February 20, 2021Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta ku wareejiyay Agab Caafimaad Wasaaradda Caafimaadka ee XFS, si wax loogu qabto dadka la xanuunsanaya…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Iiraan oo loogu baaqay in ay ku soo laabato heshiiskii Niyuklerka ee 2015-kii
by Admin February 20, 2021Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Faransiiska, Jarmalka iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa ka qeybglalay kulan ka dhacay magaalaa Baariis oo looga hadlaayey amniga guud ee Gobolka Bariga Dhexe iyo xaaladda dalka Iiraan.…
-
WARARKA MAANTA
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo walaac ka muujiyay shaqaaqooyinka ka dhacay Muqdisho
by Admin February 20, 2021Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay shalay magaalada Muqdisho isagoo walaac ka muujiyay rabshadaha ka qarxay Muqdisho. Antonio Guterres ayaa ugu baaqay dhammaan…
-
WARARKA MAANTA
Tirada dadka Karoonaha ugu dhintay Afrika oo 100 kun dhaaftay.
by Admin February 20, 2021Dadka uu galaaftay xanuunka Karoona ee qaarada Afrika waxay iminka tiradooda kor u dhaaftay 100,000 sida ay sheegeen shaqaalaha caafimaadka iyo cilmi baarayaasha Karoonaha Dalka koonfur afrika ayaa ah kan…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Maaliyadda oo hambalyo u direy madaxa hey’adda caalamiga ah ee maaliyadda IFC
by Admin February 20, 2021Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hambalyo diirran u diray Makhtar Diop oo Madaxweynaha Bangiga Aduunka David Malpass u magacaabay Agaasimaha Maamulka iyo Madaxweyne ku xigeenka Hey’adda Caalamiga…
-
WARARKA MAANTA
Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadatay ruqsadda Soomaaliya oo bilowday duulimaad “SAWIRRO”
by Admin February 20, 2021Diyaaraddii ugu horeysay oo ku duushay taargada Soomaaliya ayaa maanta rakaab ka qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo si nabad gelyo ah ku geysay Gaalkacyo. Waa diyaaradii ugu horeysay ka duusha…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta oo ku hanjabay sii wadida Bannaan baxyada ka dhan Farmaajo
by Admin February 20, 2021Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay inay joogteyn doonaan bannaan baxyada, si ay shacabka u muujiyaan rabitaankooda iyo in dalka aysan ka abuurmin diktaatooroyad. Bayaan ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayaa lagu…

