Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan
February 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada xoogga oo Xudur geeyay gaadiid ku xayirnaa Ceelbarde ee gobalka Bakool
by Admin February 3, 2021Ciidamada xoogga dalka oo maalmihii la soo dhaafay howlgal ka dhan Al-shabaab ka waday waddada isku xirta degmooyinka Xuddur iyo Ceelberde oo ka tirsan Gobolka Bakool ayaa maanta halkaasi geeyay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Koonfur Galbeed iyo DDSI oo ku dhawaaqay is kaashi ka dhan ah Al-Shabaab
by Admin February 3, 2021Wafti heer wasiir ah oo ka socda dawlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaali Galbeed. Waftigan oo ay horkacaayeen wasiirka amniga iyo wasiirka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ”Madaxwayne Farmaajo ma aqoonsano nidaamka Federaalka”
by Admin February 3, 2021Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay Shirka Maanta Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolkan Banaadir uga furmay Magaalada Dhuusamareeb. Guddoomiye Xaashi…
-
WARARKA MAANTA
Shirka Madaxda Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Goordhow Furmay
by Admin February 3, 2021Xarunta Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Goordhow ka furmay Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa lagu waday inuu xalay furmo, balse…

