Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
February 2021
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Kulan Ay Isagu Imaanayeen Wasiirada Qorsheynta Dowladaha Carabta
by Admin February 5, 2021Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Aaladda fogaan arraga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee uu soo qaban qaabiyay Machadka Qorsheynta dowladaha Carabta, kaas…
-
WARARKA MAANTA
Ururka Al-Shabaab Oo Weerar Hoobiyaal Ah Ku Qaaday Dhuusamareeb Iyo Maamulka Galmudug Oo Ka Hadashay
by Admin February 5, 2021Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa xalay weerar hoobiyaal ah ku qaaday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, halkaasi uu ka socda shirka wadatashiga ee u dhexeeya Dowladda dhexe iyo Dowladdaha xubnaha ka…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Degmada Diinsoor
by Admin February 5, 2021Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa safar kooban oo u jeedkiisu ahaa garab istaaga dadka danta yar…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka oo soo Dhoweeyay Kulanka ka Socda Dhuusamareeb
by Admin February 4, 2021Qoraalka soo baxay Saaxibada Beesha Caalamka ayaa lagus dhoweeyay kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo hadda ka socda magaalada Dhuusomareeb. “Waxaa…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay shirka Dhuusamareeb inuu noqdo mid loo dhan yahay
by Admin February 4, 2021Qoraal ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa ku baaqay in shirka Dhuusamareeb uu nqodo mid loo dhan yahay si go’aanada ka soo baxaya ay u noqdaan kuwo wada oggol ah…
-
WARARKA MAANTA
Taxanaha shirarkii looga hadlay doorashada iyo heshiisyadii laga gaaray ee aan la fulin (Warbixin)
by Admin February 4, 2021Shirarkii Dhuusamareeb 1,2 3 iyo kii Muqdisho ee 17 September marba marka ka dambeysa waxaa is bedel ku imaanayay go’aamo la gaarayay, fulintooda inta la gaarinba shirba shirkii ku xigay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Shirka Dhuusamareeb oo qoddobkii ugu horeyay isfaham laga gaaray
by Admin February 4, 2021Iyaddoo maalinkii labaad uu galay shirka wadatashiga dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa lasoo sheegaya in isku soo dhawaasho laga dareemayo madaxda ku shirsan Dhuusamareeb. Madaxweyne…

