Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
February 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in faro galin shisheeye ay ka dambeyso fashilka heshiisyada doorashada
by Admin February 6, 2021Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka codsaday barlamaanka Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan hirgalinta heshiiskii doorashada uu barlamaanku meel mariyay. ‘Waxaan halkaan ka caddaynayaa in aan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Akhriso: Sida Dubbe iyo Madoobe Isugu Eedeeyeen Fashilka Shirka Dhuusamareeb 4
by Admin February 6, 2021Waxaa fashil ku dhammaaday shirkii Dhuusamareeb 4, oo muddo saddex maalin ah ka socday caasimadda Galmudug. Haddaba, wasiirka warfaafinta ee DF Cismaan Dubbe iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa midba…
-
Shirkii dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay uga socday magaalada Dhuusamareeb madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada, iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku soo gabagaboobay natiijo la’aan. Wasiirka…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo maalinta berri ah hortagaya golaha Baarlamaanka
by Admin February 5, 2021Fariin loo diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wargaliyay in maalinta berri ah uu hor iman doono golaha madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha ayaa warar soo baxaya waxaa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
by Warsan Radio February 5, 2021Hoos ka dhageyso Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa Faydhoorka wanagsan ee guriga iyo qofka sida ay uga qeyb qaadan lahaayen nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim

