Hoos ka dhageyso dood ku saabsan sidee bulshada looga wacyigelin karaa cudurka coronavirus ee Dalka ku soo laabtey






Hoos ka dhageyso dood ku saabsan sidee bulshada looga wacyigelin karaa cudurka coronavirus ee Dalka ku soo laabtey






Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa maanta qaabilay xubno ka socda wakiilada beesha caalamka iyaga oo ka wadahadlay khilaafka ka taagan doorashada lagu waddo in ay dalka ka…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xusseen Rooble oo maalintii shalay kulan la yeeshay wakiilo ka socday beesha caalamka ayaa ugu baaqay madaxda dowlad gobolleedyada ee ka maqan kulamada wadatashiga Qaran…
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo saakay duleedka degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ku dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sarkaalka ayaa…
Madaxweynayaasha goboleedyada oo maalintii saddexaad shir uga socdo magaalada Muqdisho ayaa haatan kulan laleh wakiilada beesha Caalamka. Waa kulankii ugu horreeyay ee si guud ah madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ula…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa la filayaa in Maalinta berito ah ay yeeshaan kulan xasaasi ah kadib markii uu qabsoomi waayay kulan ay shalay yeelan lahaayeen. Gudoonka Golaha Shacabka ayaa…
Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo laba jeer Ra’iisul Wasaare kasoo qoday Soomaaliya kana tirsan Xildhibaannada Aqalka sare ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka weli kajira doorashooyinka…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen madaxii Qaraxyada Al-shabaab gobolka.Sarkaalka la dilay oo magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Jiis…
Xildhibaan Sadiiq Warfaa iyo Cabdirashiid Xidig oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ee Guddoonka Golaha Shacabku ka mamnuucay in ay ka soo qeybgalaan fadhiyada Golaha ayaa arintaa sharci darro…
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman ayaa soo saaray go’aan 15 kamid ah Xildhibaan golaha shacabka looga joojiyay fadhiyada barlamaanka ee soo socda. Xildhibaanadan oo lagu tiriyo mucaaradka dowladda…
