Doodad waxaa Tabinaya Maxamed Cabdiraxmaan Cabdulle waxaana ka qabgalaya liibaan Sheikh Shuceeb iyo Istar Maxamed Nuur
Kaqayb galayaasha waxay ka doodeen sida bulshada loogu dhiiri gelin karo Nabadda iyo dimuqraadiyadda marka loo eego Xaaladaha doorasho ee dalka.
April 2021
-
WARARKA MAANTA
Tartan aqooneedka Idaacada Warsan oo Habeenkii labaad galey
by Warsan Radio April 15, 2021Idaacada Warsan waxa Habeenkii 2 aad galey Tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadaan ee u dhaxeeya Xaafadaha Magaalada BaydhaboWaxaana isku arkay xaafadaha kala ah Salaamey (A) vs Horseed (B) Tartanka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Xuseen Maxamed Nuur
-
Waxaa Isbitaalka Jaamacadda Ankara University Hospital shalay oo Arbaco ahayd (April 14-dii) ku geeriyooday RW hore ee dalkaasi, Yildirim Akbulut oo 86 jir ahaa.Yildirim Akbulut waxaa la sheegay inuu muddooyinkii…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Lafta-gareen oo Guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed
by Admin April 15, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,iyo Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
DF Somalia oo jawaab kulul ka bixisay canaantii beesha caalamka ee mudo kororsiga
by Admin April 15, 2021War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa looga jawaabay dhaleeceyntii iyo soo jeedinadii caalamiga ahaa ee ka dhashay mudo kororsigii uu meel mariyey Aqalka Hoose…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Tartan aqooneedka habeenkii koowaad
by Warsan Radio April 14, 2021Natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan habeenkii koowaad waxaa ku tartamay group A oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Daarusalaam (A) iyo Wadajir (B)Min todobo…
-
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka oo War-Saxaafadeed ka soo saartay Muddo Korosiga Madaxweynaha iyo Golaha Shacabka
by Admin April 14, 2021Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Kanada, Danmark, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Switzerland, Boqortooyada Ingiriiska, Mareykanka, iyo Qaramada Midoobay waxay…
